Home / 2019

Yearly Archives: 2019

Arsenal oo dooneysa inay soo qaadato weeraryahanka William Saliba

Himilo- Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay udhaqaaqi doonto Saint-Etienne si ay ugala wareegto William Saliba. Horaantii sanadkaan, Arsenal ayaa ogolaatay heshiis ay kula soo saxiixaneyso daafaca dhexe dhamaadka xilli ciyaareedkan, isagoo la siinayay 12 bilood oo dheeri ah ...

Read More »

Liverpool oo xiiso u qabta mid ka mida daafacyada Sevilla

Himilo- Kooxda Liverpool ayaa ku biirtay loolanka loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Sevilla Diego Carlos ka hor suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Markii uu ka tagay Nantes kuna biiray kooxda La Liga ka dhisan xagaagii, Carlos ayaa laftiisa noqday nin ...

Read More »

Maqayaad la yiraahdo: ‘Bixi wixii aad doonto’ oo ku taalla Singapore

Himilo- Marka qofku gaajada dareemo, meesha ugu fudud ee uu ka heli karo cunno uu ku haqabeelo ayuu abbaaraa isaga oo hadba ku tashanaya wixii jeebkiisa ku jira ama lacagta uu sito inta ay la egtahay. Haddayse qofku ku adkaato ...

Read More »

Watford oo u dhaw inay AC Milan kala soo wareegto Ricardo Rodriguez

Himilo- Daafaca AC Milan Ricardo Rodriguez ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda Watford. In kasta oo Rodriguez uu si joogto ah uga ahaa safka hore Milan tan iyo markii uu San Siro usoo dhaqaaqay July 2017, xiddiga ...

Read More »

Arsenal iyo Tottenham oo diyaar u ah inay 50 milyan ku bixiyaan 21 jir daafac ah

Himilo- Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u yihiin inay dalab rasmi ah ka gudbiyaan daafaca RB Leipzig Dayot Upamecano inta lagu jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Tan iyo markii uu u dhaqaaqay kooxda Jarmalka  ...

Read More »

Wax ka ogow dalalka ugu wasakhda badan caalamka

Himilo- Inta badan, qof kasta kaalin ayuu ku leeyahay wasakheynta oo gaartay heer aan laga aamusi karin caalamka oo dhan xilli ol-olaha wacyi-gelinta u muuqdo mid aan ku dhammeystirneyn. Dalalka dunida ayaa immika la tacaalaya wasakhda hawada, waxaa jira dalal ...

Read More »

Nin Sacuudiyaan ah oo jaceyl ku khiyaanay gabar Hindi ah

Himilo- Booliiska dalka Hindiya ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay Sacuudiga oo gabar Hindi ah ka ballan qaaday guur islamarkaana uga baxay markii uu ka qaatay lacag badan. Sida uu qoray wargeyska Daily Mail, ninka dhallinyarada ah ayaa gabadha ...

Read More »

Real Madrid oo u sheegtay Zidane inuu iska ilaawo Pogba

Himilo- Real Madrid ayaa ku wargalisay tababareheeda Zinedine Zidane in kooxda aysan u dhaqaaqi doonin ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba sannadka 2020. Los Blancos ayaa si xoogan loola xiriirinaayey ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka France intii lagu ...

Read More »

Trent Alexander-Arnold oo meesha ka saaray ka tagista Liverpool

Himilo- Daafaca Liverpool Trent Alexander-Arnold ayaa soo jeediyay inuu qorsheynayo inuu mustaqbalkiisa oo dhan ku qaato Anfield isagoo doonaya inuu noqdo “halyeeyga naadiga”. 21 jirka ayaa ku riyaaqay ololihi wacnaa ee 2018-19 ee kooxda Jurgen Klopp wuxuuna markale qaab ciyaareed ...

Read More »

Yakutsk: Magaalada ugu qabowga badan caalamka

Himilo- Inta badan dalka Ruushka waa qabow laakiin waxaa jirta magaalo qaadatay rikoorka qabowga ugu badan caalamka. Yakutsk waa magaalo ku taalla bariga fog ee Ruushka, wax badan kama foga cirifka waqooyi. Waxaa laga diiwaan geliyay qabowgii ugu darnaa dunida ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan