Home / 2019 (page 5)

Yearly Archives: 2019

Banki si khalad ah u dhigay $37 Milyan akoonka haweeney

Himilo- Haweeney deggan gobalka Dallas ee dalka Mareynkanka ayaa akoonkeeda ku aragtay in ka badan $37 Milyan, balse waxay oggaatay in lacagta si khalad ah loogu soo shubay akoonkeeda. Rush Balloon ayaa sheegtay inay hubisay koontada akoonkeeda ee ay ku ...

Read More »

Leroy Sane oo go’aansaday in uu ku biiro Bayern Munich

Himilo- Weeraryahanka Manchester City Leroy Sane ayaa doonayo inuu ku biiro kooxda Bayern Munich inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo halkii uu sugi lahaa ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan. 23 jirka ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu u ...

Read More »

Albian Ajeti oo damacsan in uu ammaah kaga tago West Ham United

Himilo- Weeraryahanka West Ham United Albian Ajeti ayaa eegaya inuu amaah uga dhaqaaqo Hammers bishii Janaayo isagoo ku dhibtooday heerka koowaad ee kooxda xilli ciyaareedkan. 22-jirkan, oo usoo dhaqaaqay London Stadium kana soo tagay kooxda Basel xagaagii, waxa uu saftay ...

Read More »

Sheekada Aabihii Cunugiisa ku amray inuu tuugsado!

Himilo- Aabbe Shiinees ayaa fal ka careysiiyay dad badan wuxuu kula kacay wiilkiisa kaddib markii uu ku amray inuu boosteejada ka tuugsado maadama uu leyliga dugsiga looga soo dhiibay uusan ka shaqeynin. Talaadadii tagtay, booliska Shanghai ayaa loogu yeeray wiil ...

Read More »

18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...

Read More »

Da’yar u dhashay France oo laga doonayo garoonka Anfield

Himilo- Liverpool ayaa  u aragtay daafaca Toulouse Mathieu Goncalves mid macquul ah oo lagu daro safka  bisha Janaayo. In kasta oo kooxda Merseyside ay 10 dhibcood ku Hayso hogaanka Premier League, waxaa laga yaabaa inaysan Jurgen Klopp ka hor istaagin ...

Read More »

Nin – si uu hooyadiis ugu helo shatiga baabuurta – dharka dumarka u xirtay!

Himilo- Nin 43 jir ah ayaa dhawaan lagu helay isaga oo xiran maryaha haweenka goor lagu guda jiray tijaabada kaxeynta gaariga – dadaal uu rabay inuu hooyadiis kaga caawiyo si ay u hesho shatiga wadista baabuurta. Markii Heitor Schiave oo ...

Read More »

Maxaa gabar ku kalifay inay liqdo tubo balaastik ah?!

Himilo- Xiao Lu, oo ah 21 jir ku nool Guangzhou, ayaa bilowgii bishan waxay u aaday isbitaalka si ay dhaqaatiirta ugu sheegto inay liqday tubada jilicsan ee cabitaannada lagu dhuuqo. Tubada ayaa u dhaadhacday gudaha hoose ee caloosha, sidaas darteed ...

Read More »

Nuno Espirito Santo “ma xiiseynayo shaqada Arsenal.”

Himilo- Tababaraha Wolverhampton Wanderers Nuno Espirito Santo ayaa lagu soo waramayaa inuusan ‘xiiseyneyn’ inuu u dhaqaaqo Arsenal. Wax yar ka dib markii ay jidka u galeen Unai Emery bishii hore, Gunners waxaa lala xiriirinayay inay u dhawaanayaan Nuno, kaasoo Wolves ...

Read More »

Wax ka ogow nolosha bisadaha

Himilo- Naflay yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta; Dinnad, Mukulaal, Yaanyuur, Waxaa jira in ka badan 500 oo malyuun oo Mukulaalo ah oo rabaayado ah. Waxaana jira ku dhawaad 40 unug-dhamays oo Yaanyuurro ah dunida ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan