Home / 2019 (page 2)

Yearly Archives: 2019

Mareykanka: 62 jir muddo 38 sanno ah ku jira xabsi sabab la xiriirta 9 doolar

Himilo- Maxkamad ku taalla Mareykanka ayaa ku riday muwaadin u dhashay dalkaasi xabsi daa’in sabab la xiriirta in uu xaday keliya 9 doolar. Willie Simons oo ka soo jeeda gobalka Alabama ayaa ka dhashay qoys sabool ah. Isaga oo dhiganaya ...

Read More »

Imisa ayay ku bixin doontaa Real Madrid saxiixa Fabian Ruiz?

Himilo- Real Madrid ayaa loo maleynayaa inay isu diyaarineyso inay 70 milyan oo Euro xagaaga ugu dhaqaaqdo qadka dhexe ee kooxda Napoli Fabian Ruiz, sida laga soo xigtay La Gazzetta dello Sport. Los Blancos ayaa si joogto ah loola xiriirinayay ...

Read More »

Man United oo dhabbar jab xoog leh kala kulantay Haaland

Himilo- Kooxda Manchester United ayaa la kulantay dharbaaxo aad u weyn iyada oo kooxda Juventus la soo wariyay in ay heshiis la gaartay RB Salzburg  oo ku aadan da yarkeeda Cajiibka ah ee Erling Braut Haaland. United ayaa ugu cadcad ...

Read More »

Netherlands oo meesha kaa saareysa naaneesteeda gaarka ah

Himilo- Dowladda Netherlands ayaa meesha ka saareysa magaca naaneesta u ah dalka oo ay dad badan u garanayaan laakiin waxay ilaashanaysaa magaceeda rasmiga ah. Dad badan ayaa u yaqaana dalka dhaca galbeedka qaaradda Yurub magaca Holland laakiin magaceeda rasmiga ah ...

Read More »

Jabaan: Carruurtii ugu tirada yareyd ayaa ku dhalatay 2019

Tirakoobyadii ugu danbeeyay ee laga sameeyo Jabaan ayaa muujiyay hoos u dhac laga walwalo oo ku saabsan dhalashada carruurta xilli dalka dhaca Asia uu qaaday tallaabooyin lagu dhiira gelinayo dhalmada. Sida lagu qoray bogga Jaban, 864,000 cunug ayaa ku dhashay ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 46aad

Read More »

8 jir noqday Youtuber-ka lacagta ugu badan sameeya

Himilo- Wiil siddeed jir ah oo dib u eegis ku sameeya waxyaabaha caruurtu ku ciyaaraan isla markaanna kusoo bandhiga YouTube-ka ayay Forbes u magacawday inuu yahay kan ugu lacagta badan sannadka 2019. Ryan Kaji, kaasi oo kanalkiisa Ryan ee dunida ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 45aad

Read More »

Man Utd oo £80m ka bixin doonta Bartilmaameedkeeda koobaad

Himilo- Manchester United ayaa horay usii riixeysa qorshe ay kula soo saxiixaneyso James Maddison xagaaga soo aadan heshiis ku kacaya 80 milyan ginni. Maddison ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhow yahay inuu heshiis cusub la saxiixdo Leicester oo uu ...

Read More »

Nin sabab yaab leh u dhaca fadhiga baaskiillada oo la ogaaday!

Himilo – 61 jir Japan u dhashay ayaa boolisku xiray dhawaan kaddib markii lagu helay inuu xaday 169 fadhiyada baaskiillada ah – si uu markiisa uga aarguto kuwii kiisa ka xaday sannad kahor.Akio Hatori, oo ku nool Ota Ward waxay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan