Home / 2021 / July (page 4)

Monthly Archives: July 2021

Fadliga Soonka Maalinta Carafo

Himilo — Bisha Soonqaad waxay dad badan u tahay bishii Soonka, sadaqada iyo sameynta acmaasha wanwanaagsan oo idil. Dad badan waxay uga dhigan tahay midda kaliya oo ay sugaalkeeda iyo ka fara-qabsiga ajarkeeda lagu fara-adeygo. Waana midda ka dhigaysa tan ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 9aad

Read More »

Rasmi: Giroud oo Ku Biiray Milan

Himilo – Weeraryahanka kooxda Chelsea Olivier Giroud ayaa dhameystiray ku biiristiisa kooxda AC Milan lacag aan la shaacin kadib seddex sano uu ku sugnaa garoonka Stamford Bridge. Weeraryahanka reer France ayaa Chelsea kaga soo biiray Arsenal lacag dhan £ 18m ...

Read More »

La kulan – Nin hurday 300 maalin oo xiriir ah

Himilo – Nin ka soo jeeda gobolka Rajasthan ee waqooyiga dalka India ayaa hurday 300 oo maalin oo xiriir ah. Waa 42 jir magaciisa lagu soo koobay Purkharam. Waxaa la sheegay inuu la dhibban yahay xannuun naadir ah oo la ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 8aad

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 7aad

Read More »

Man City oo u weecatay dhanka xiddiga Bayern Munich Lewandowski

Himilo – Manchester City ayaa isha ku heysa Robert Lewandowski iyadoo raadineysa bedel weeraryahanka Tottenham Hotspur Harry Kane, sida lagu sheegay warbixin. City ayaa loo maleynayay inay u aqoonsatay Kane inuu yahay bartilmaameedka weerarka dhexe xagaagan, laakiin Daniel Levy ayaa ...

Read More »

Laamiyada la-dayacay!

Himilo — Yaa la yaabi kara muuqaalkan iyo kuwa lamidka ah ee ka jira jidadka iyo laamiyada caasimadda Muqdisho?! Marwalba oo roobabku ka da’aan waa iska caadi inay biyuhu fariistaan waddooyinka halbowlaha u ah isku socodka magaalada. Kanina waa muuqaal ...

Read More »

Kempes: ‘Messi weligiis ma noqon doono Maradona – xitaa haddii uu ku guuleysto afar Koob Adduun’

Himilo – Inkasta oo uu Lionel Messi dhawaan ku guulaystay Copa America 2021, haddana koobkiisii ugu horreeyay ee weyn ee Albiceleste ayuu hantiyay ,ninka 1978-kii Koobkii Adduunka  la qaaday Argentina, Mario Kempes, ayaa ku adkaysanaya in 34-jirka weerarka ka ciyaara ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan