Home / 2021 / July

Monthly Archives: July 2021

James Rodriguez oo meesha ka saaray in Real Madrid ku laabanayo

Himilo – Weeraryahanka Everton James Rodriguez ayaa qirtay inuusan hubin halka uu ka ciyaari doono kubbadiisa xilli ciyaareedka soo socda, laakiin xiddiga reer Colombia ayaa meesha ka saaray inuu ku laabanayo Real Madrid. Waxaa jiray soo jeedinno ah in 30 ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 21aad

Read More »

La kulan – Ninka 22 sano ay ku qaadatay inuu kaga baxo Dugsiga hoose

Himilo — Nin KENYAN ah ayaa muddo 20 sano ah ay ku qaadatay inuu kaga baxo dugsiga hoose ayaa ugu dambeyntii ka qalin-jebiyay Jaamacadda. Isaga oo la hadlaya warfidiyeenka, Mathew Aol Nyamlori, oo ah 38 jir, ayaa shaaca ka qaaday ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 20aad

Read More »

Paul Pogba oo dib u dhigaya inuu go’aan ka gaaro Manchester United

Himilo – Wax ka yar hal sano ayaa ka haray heshiiska laacibka Paul Pogba ee Old Trafford. Waxaa soo badanaya doodaha la xiriira inuu 28 jirkan ka bixi karo kooxda. United waxay dooneysaa inay heshiish cusub la gasho kubad sameeya ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 19aad

Read More »

Ireland oo ido u shaqaaleysiiyay soo helidda xabaalo qadiimi ah

Himilo – Xabaalo qadiimi ah ayaa laga helay gobolka Cork oo dhacda galbeedka Ireland kadib markii la shaqaaleysiiyay ido loogu tala galay inay helaan xabaalo qadiimi ah. Soo helidda halka ay ku yaalaan quruubaraha qadiimiga ah uma fududa dalalka. Waa ...

Read More »

Toby Alderweireld oo ka tagay Tottenham kuna biiray koox reer Qatar ah

Himilo – Dib u dhiska kooxda Tottenham ayaa sii socota, iyadoo daafaca Toby Alderweireld uu ku biiray kooxda reer Qatar ee Al-Duhail. Xiddiga reer Belguim ayaa laba sano uga haray heshiiskiisa laakiin waxa uu doonayay in uu ka tago xagaagan ...

Read More »

Ragga Waraabaha la nool

Himilo — Ragga la nool Waraabaha waa koox duurka kasoo qafaasha Dhurwaayada si ay dadka ugu madadaaliyaan. Qashin-qub aanu dhab ugu noolaan Karin insaanka ayay ku ilaaliyaan noolahan miciyaleyda kamid ah. Gafuurxir loogu tala-galay in la iskaga ilaaliyo si gaadmo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan