Home / 2021 / July (page 2)

Monthly Archives: July 2021

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 18aad

Read More »

Arsenal iyo Manchester City oo loo gacan geliyay saxiixa Denis Zakaria

Himilo – Agaasimaha isboortiga Max Eberl ayaa qirey in Denis Zakaria ay u badan tahay inuu ka tagayo Borussia Monchengladbach xagaagan. 24 jirkaan ayaa wacdaro ka dhigay Bundesliga tan iyo 2017, isagoo wadar ahaan u saftay 109 kulan wuxuuna ka ...

Read More »

25 July – Maalinta caalamiga ah ee ka hortagga Hafashada biyaha

Himilo – 25 July, 2021 waxaa markii ugu horreysay loo debbaal degay maalinta caalamiga ah ah ee ka hortagga Hafashada biyaha, Kaddib markii olole ay hormuud ka ahaayeen ururo caalami ah ay suuragaliyeen in bishii April ee sanadkan golaha loo ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 17aad

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Nashqadeeye af-saabyada la tuuro ka sameeya taajka aroosyada

Himilo – Xirasho ka dib tiro badan oo haraadiga af-saabyada ah ayaa maalinle loo tuuraa. Nashqadeeye ku sugan UK ayaa ku gguleystay inuu haraadigooda ka sameeyo taajka aroosyada. Taajka uu sameeyay Tom Silverwood wuxuu ka kooban yahay 1,500 oo xabbo. ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 16aad

Read More »

Gaariga ugu Foosha xun Dunida

Himilo — Carruurnimadiisa laga soo bilaabo wuxuu aad u jeclaa bir-socotada oo dhan oo baabuurtuna ay kaga jireen kaalmaha hore. Waxayna taasi kaga tagtay inuu is weydiiyo sabbata gaari walba dibadda loogu sameeyo oo aan gudaha mid lagu sameeyey loo ...

Read More »

Liverpool oo lagu gacan sayray dalabkii ay ka gudbisay Federico Chiesa

Himilo – Liverpool ayaa dalab € 100m (£ 86m) oo ku aadan Federico Chiesa ay ku diiday Juventus. 23 jirkaan ayaa haatan amaah ugu ciyaara kooxda Juventus isagoo ka soo dhaqaaqay Fiorentina, laakiin Old Lady waxaa ku waajib ah inay ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 15aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan