Himilo – Mohamed Salah ayaa ka maqnaan doona taariikh shaqsiyeed marka Liverpool ay u safreyso Old Trafford si ay ula ciyaarto Manchester United maalinta Axadda ee Premier League. Weeraryahanka reer Masar ayaa si xamaasad leh ku bilowday xilli ciyaareedka 2021-22 ...
Read More »Monthly Archives: October 2021
Maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 89aad
Haweeney 70 jir ah oo dhashay canugeedii ugu horreeyay
Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Hindiya ayaa cunuggeedii ugu horreeyay ku dhashay da’da 70 jir ah, taasi oo ka dhigtay mid kamid ah hooyooyinka ugu da’da weyn ee ku curta ubadkoodii ugu horreeyay. Jivunben Rabari iyo seygeeda Maldhari, oo ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
Del Piero: Juventus si cad ayay u soo kabaneysaa
Himilo – Kabtankii hore Alessandro Del Piero ayaa sheegay in kooxda Massimiliano Allegri ee Juventus ‘ay si cad u soo kabaneyso’ kadib bilowga adag ee xilli ciyaareedka. ‘Marka aadan wax qiran, aad bay u sahlan tahay inaad guuleysato ciyaaraha’. Bianconeri ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 88aad
Thomas Tuchel: ‘Chelsea waxay wada sheekeysi joogto ah la sameysaa Erling Braut Haaland’
Himilo – Tababaraha kooxda Thomas Tuchel ayaa soo jeediyay in Chelsea ay weli xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland. Blues ayaa doonaysay inay xiddiga reer Norway ku darto kooxdeeda inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ka ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka
80 jir meel ku xifdiyay Saabuun jirta 100 sano
Himilo – Waa Xaalad dhif iyo naadir ah, Younis Ghafour oo 78 jir Ciraaqi ah, ayaa aruurinayey saabuun noocyo kala duwan ah muddo ka badan 50 sanno.Waxa uu hadda haystaa ilaa 1,450 gabbal oo saabuun ah oo ay ku jiraan ...
Read More »
Radio Himilo
