Himilo – Musharraxiinta ma aysan ogeyn inay baratamayaan. Tartanka wuxuu ahaa tartan shimbireedka sanadlaha ah ee gu’ kasta lagu qabto waddanka New Zealand. Tartankan u gaarka shimbiraha taniyo 2005 waxaa marba ku guuleysanayay mid ka mid ah noocyada dhaladka ah ...
Read More »Monthly Archives: November 2021
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 95aad
Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Arsenal iyo Aston Villa ku biiray tartanka loogu jiro Paul Onuachu
Himilo – Arsenal iyo Aston Villa waxa ay ka mid yihiin kooxihii ugu dambeeyay ee muujiyay xiisaha ay u qabaan saxiixa weeraryahanka Genk Paul Onuachu. 27-sano jirkaan ayaa dhererkiisu dhan yahay 6ft 7in, waxaana lala xiriirinayaa inuu isaga tagi doono ...
Read More »Muxuu yahay Qorshaha Antonio Conte ee Tottenham Hotspur
Himilo – Tababaraha cusub ee Tottenham Hotspur Antonio Conte ayaa qorsheynayo inuu dib u habeyn ku sameeyo khadka dhexe ee kooxda labada daaqadood ee soo aaddan. Tababaraha reer Talyaani ayaa la xaqiijiyay inuu yahay tababaraha cusub ee Tottenham Talaadadii, waxaana ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Wiil baraha bulshada isku beecinayay oo la xiray
Himilo – Caliyu Na Idiris oo 26 sanno jir ah ayaa la dhigay xabsiga, kaddib markii uu ku shaaciyey Baraha Bulshada inuu yahay beec. Booliiska dalka Nigeria ayaa sheegay iney arrintani ay ka dhacdey gobolka Kanu, ee ka dhaca waqooyiga ...
Read More »Ciyaaryahanka Marco Asensio oo ay doonayaan shan kooxood
Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Marco Asensio ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku hayan ilaa shan kooxood ka hor sanadka 2022. Dhaawac jilibka ah oo xaddiday horumarkiisa Bernabeu, 25-sano jirkaan ayaan hadda loo arkin inuu yahay ...
Read More »Haweeney Caanaha geela ka sameysa Saabuun
Himilo – Haweeney reer Urdun ah ayaa saabuun ka soo saarta caanaha geela, taas oo ka mid ah waxyaabaha ugu caansan ee ay isticmaalaan dadka reer Urdun. Lara El-Titi waxay tilmaamtay in faa’iidooyinka badan ee caanaha geela ay ku hoggaamisay ...
Read More »Richarlison oo laga saaray xulka Brazil ee soo socda
Himilo – Richarlison ayaa laga saaray xulka Brazil ee ciyaaraha isreebreebka Koobka Adduunka ee 2022 ee soo socda. Weeraryahanka Everton ayaa sidoo kale seegay fasixii hore ee caalamiga sababtoo ah dhibaato jilibka ah oo uu la tacaalayay tan iyo bishii ...
Read More »
Radio Himilo
