Home / 2021 / November

Monthly Archives: November 2021

Tartanka dagaalka barkimaha oo ku soo biiraya ciyaaraha dunida

Himilo – Horyaalka dagaalka barkimaha waxaa markii ugu horreysay si toos ah loogu qaban doonaa gobolka California bisha Janaayo ee sanadka soo aadan 2022. Steve Williams oo ah abaabulaha ayaa xaqiijiyay in ciyaartan uusan ku jirin feer. Wuxuu intaa ku ...

Read More »

Lionel Messi oo noqday xiddigii 2aad ee ugu da’da waynaa iyo kii sadexaad ee ugu da’da yaraa ee ku guulaysta Ballon d’Or

Himilo – Weeraryahanka reer Argentina Lionel Messi ayaa ku guuleystay Ballon d’Or markiisii 7-aad, isagoo abaal-marinta ugu sarreysa ku garaacay weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski iyo xiddiga khadka dhexe ee Talyaaniga Jorginho. Messi, oo ka soo dhaqaaqay Barcelona xagaagii ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan dalka Africa ugu dhulka weyn Algeria

Himilo – Dalka Algeria oo dhaca waqooyiga Africa waa dalka ugu  dhulka weyn Africa waxa ku dherersan badda Mediterranean-ka iyo Saxaraha Africa. Algeria waxa uu leeyahay xaduud 2 million km2 ah oo ku dherersan dalalka Mali, Niger, Libya, Tunisia, Morocco ...

Read More »

Sawirqaade hal milyan oo doolar maalin gudaheed ku uruuriyay

Himilo – Sawir-qaade u dhashay Chana oo xaruntiisu tahay New York, wuxuu Waqtigiisa ugu badan geliyay uruurinta in ka badan 300 oo kun oo buug sawireedyo u gaar ah dadka iyo dhulka Africa, si uu u furo matxafka ugu wayn ...

Read More »

Maxaad ka xasuusataa garoomada kubbadda cagta Ingiriiska ee ugu caansan kuwaas oo hadda baaba’ay

Himilo – Tobannaankii sano ee la soo dhaafay, kooxo badan oo kubbadda cagta Ingriiska ah ayaa u guuray garoomo cusub oo casri ah waxayna ka dhigeen guryahoodii hore kuwa shaqada ka luntay Tani waxa ay keentay in garoomadii caanka ahaa ...

Read More »

5 tababare oo kubbadda cagta ah oo ay soo gaadheen dhaawacyo xun

Himilo – Inkasta oo inta badan ay tahay ciyaartoyda kuwa ay dhaawacyo ka soo gaaraan shaqada – waxaa jiray kiisas badan oo maamulayaasha iyo tababarayaasha ah oo naftooda la kulmay. Tababaraha rug cadaaga ah Louis Van Gaal ayaa lagu qasbay ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan Badaha caalamka

Himilo – Bad waa dhul weyn oo ay biyo dhanaan ku jiraan. Badahu waxa ay ku fadhiyaan 70% oogada dhulka, waxaa ku nool inta og yahay 200,000 oo noole ah. Magaca Bad waxa laga soo qaatay luqada giriiga. Waxaa caalamka ...

Read More »

test

Read More »

Beiranvand oo ku guuleystey rikoorka Guinness ee kubad tuurista ugu dheer adduunka

Himilo – Alireza Beiranvand ayaa si rasmi ah u jabiyay rikoorka adduunka ee Guinness World Records waana tuuristii ugu dheereyd ee abid la diiwaan geliyo ciyaar kubbadda cagta ah. Goolhayaha Iran ayaa ku guuleestay in uu gaaro sanadkii 2016 laakiin ...

Read More »

Xiddigii dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa abid ee Koobka Adduunka oo hadda ah Darawal

Himilo – Weeraryahankii hore ee Inter Milan iyo Blackburn Hakan Sukur ayaa hadda Uber ugu shaqeeya darawalnimo gudaha Mareykanka ka dib markii laga soo masaafuriyay dalkiisa hooyo ee Turkiga. Ninka siddeeda jeer Super Lig kula guuleystay Galatasaray, weeraryahankii hore ayaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan