Home / 2022 (page 3)

Yearly Archives: 2022

11 December – Maalinta caalamiga ah ee Buuraha

Himilo – Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee ...

Read More »

10 December- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha

Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kalfadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Waxaana loo sameeyay xuquuqda aadanaha Dukuminti ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 44aad

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 43aad

Read More »

Kabtanka Belgium Eden Hazard oo ka fariisanaya ciyaaraha caalamiga ah

Himilo – Kabtanka xulka qaranka Belgium ee Eden Hazard ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah si degdeg ah. 31-sano jirkaan ayaa lagu tiriyaa inuu yahay mid ka mid ah ciyaartoydii abid ugu wacneyd qaranka, isagoo ka qeyb ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 42aad

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 41aad

Read More »

04 December – Maalinta caalamiga ah ee Bankiyada

Himilo – Maalinta caalamiga ah ee bankiyada waxaa galka maalmaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay lagu daray 19 December sanadkii 2019. Golaha guud ee ururka ayaa xilligaas go’aansaday in sanad kasta 4 December la wayneeyo kaalinta Bankiyada ee nolosha. Marka ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 40aad

Read More »

03 December – Maalinta Caalamiga ee Naafada

Himilo – Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhimman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan