Himilo – Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Caalimkii weeynaa ee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cismaan Xiddig). Maalmihii la soo dhaafay ayuu Sheekhu ku xanuusanaa Magaalada Muqdisho halkaa oo ugu dambeytii ku geeriyooday sida ...
Read More »Monthly Archives: July 2024
Gabar geeriyootay kadib markii raashiin xad-dhaaf ah ay cuntay
Himilo – Pan Xiaoting, oo ah 24 jir Shiinees ah ayaa geeriyootay iyadoo live- ugu jirto baraha bulshada kadib markii ay cuntay raashiin xad dhaaf ah. Dhandada gabadhan ay ku geeriyootay horay ayaa dalka shiinaha looga mamnuucay kadib markii dhowr ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee caddaaladda adduunka
Himilo – Sannad kasta 17-ka July dadka dunidu waxay u dabaaldegaan maalinta caalamiga ah ee caddaaladda adduunka , maalintan ayaa loo qoondeeyay kor u qaadista caddaaladda dembiyada caalamiga ah iyo la dagaallanka dembiilayaasha gala dembiyada waaweyn ee saameeya bulshada caalamka. ...
Read More »Tababarihii xulka qaranka England Gareth Southgate oo shaqada ka tagay.
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa afka furtay kadib markii uu ka tagay shaqada tababaranimo ee xulka. Gareth Southgate ayaa ka tagay booskiisa xulka England kadib markii uu xulku ku fashilmay final-kii tartanka Euro 2024. “Anigoo ah nin ...
Read More »Imisa guri ayuu leeyahay ninka ugu hodansan qaaradda afrika?
Himilo – Dad badan ayey layaab ku noqotay hadal uu sheegay ninka ugu taajirsan qaarada Afrika Aliko Dangote, kaddib markii uu ninkan shaaciyay in labo guri kaliya uu leeyahay, kuwaas oo ku kala yaalla magaalooyinka Kanu iyo Lagos ee dalka ...
Read More »CHAMPIONS! Xulka Argentina oo Ku Guulaystay Copa America.
Himilo – Xulka qaranka Argentina ayaa ku guulaystay koobka Copa America 2024. Argentina ayaa Garaacay Xulka Colombia kulankii final ka tartanka. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada xul Isla dhibaatoodeen. Xul walba waxa ka go’nayd in uu ku ...
Read More »15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada.
Himilo – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...
Read More »Xulka Spain oo Ku Guulaystay Euro 2024
Xulka qaranka Spain ayaa ku guulaystay koobka Euro 2024 iyaga oo garaacay xulka Nasiibka xun ee England. Kulanka ayaa ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo Spain ahaa xulka raadinaya in ay badiyaan. Dhinacooda xulka England ayaa difaac ku jiray ...
Read More »Euro-2024: England Vs Spain oo iskuwajahaya kulanka kama dambeysta.
Xulalka Spain iyo England ayaa isaga hor imanaya tartanka Euro 2024 iyada oo labada xul isha ku hayaan ku guulaysiga koobka. Xulka Spain ayaa yimid Final-ka tartanka kadib markii ay garaaceen xulka France wareegii Semi-final-ka tartanka. Dhinaca kale xulka England ...
Read More »Maqaal: Garaad li’idda Soomaalida iyo dhaca internet-ka loogu geysta sanad kasta.
Himilo – Saamaynta taban ee internet-ka laga dhaxlay waxaa ka mid ah dhaca dadka loogu geysto iyada oo la adeegsanayo farsamooyin kala duwan. Tuugada Internetka ayaa siyaabo kala geddisan dadka jeebabkooda iyo boorsooyinka ugala baxa waxa ugu jira ogaal iyo ...
Read More »
Radio Himilo
