Home / 2024 / July (page 3)

Monthly Archives: July 2024

Arsenal oo qeyb kamid ah ciyaartoydeeda diraysa.

Nuno Tavares iyo Albert Sambi Lokonga ayaa qarka u saaran inay ka tagaan Arsenal maalmaha soo socda. Labada ciyaaryahan ayaa Arsenal kaga maqnaa Amaah xilli ciyaareedkii hore iyaga oo aan ka mid ahayn qorshaha Mikel Arteta. Kooxda Ayaa u sheegtay ...

Read More »

10- July maalinta caalamiga ah ee tamarta dunida.

10-July maalinta caalamiga ah ee tamarta dunida waxaa leysku dhiiri galiyaa isticmaalka noocyada aan dhibaatada geysan ee Tamarta. Waa maalin leys baro muhiimada tamarta lagu cusbooneysiin karo sida dabeesha iyo Soalar-ka. Dhamaan dadka isticmaala dabka ayaa lagu dhiiri galiyaa inay ...

Read More »

Argentina oo iskaxaadirisay Final-ka Cope America

Himilo-Xulka qaranka Argentina ayaa iska xaadiriyay Final-ka Copa America iyaga oo garaacay xulka Canada. Xulka Argentina ayaa maamulayay ciyaarta iyaga oo halis badan galiyay daafaca xulka Canada. Daqiiqadii 22-aad ayuu Xulka Argentina dhaliyay goolka 1-aad waxana u dhaliyay Julain Alvarez ...

Read More »

Xulka Qaranka Spain oo Franca ka ciribtiray Euro:2024

Himilo – Xulka qaranka Spain ayaa sii wada wacdarihii uu ka dhigayay tartanka Euro 2024 iyaga oo iska xaadiriyay final-ka tartanka. Xulka Spain ayaa garaacay xulka France kulan ka tirsanaa Semi-Final-ka tartanka iyada oo la ciyaaray kulan xiiso leh. Spain ...

Read More »

Madaxweynaha Liberia oo mushaharkiisa iska dhimay 40%

Himilo- Madaxweynaha waddanka Liberia Joseph Boakai ayaa ku dhawaaqay inuu dhimi doono 40% mushaarkiisa, sidda ay ku warantay warbaahinta maxaliga ah. Xafiiskiisu waxa uu sheegay in uu rajaynayo in uu dajiyo tix-raac ku saabsan “dawlad masuuliyadeed leh” oo uu muujiyo ...

Read More »

Haweeney 20 Sano u isticmaalayse Bam Gacmeed Buris ahaan.

Himilo – Haweeney da’ ah oo u dhalatay dalka Shiinaha ayaa mudo 20 sano ah isticmaalaysay Dube ama burus fudud oo ay u adeegsanjirtay waxyaabo badan balse la yaabtay markii ay ogaatay in qalabkani uu yahay bam gacmeed. Sheekada la ...

Read More »

Nin labo sano xarig loogu xukumay gubida sawirka madaxwayne

Himilo-Farshaxaniste u dhashay Tansaaniya oo lagu eedeeyay inuu gubay sawirka Madaxweyne Samia Suluhu Hassan, ayaa lagu xukumay laba sano oo xarig ah ama ganaax lacageed oo dhan $2,000 (£1,600) ka dib markii lagu helay dambiyo dhanka internetka ah. Shadrack Chaula ...

Read More »

Xulka Netherlands Oo Garaacay Xulka Turkey Iskana Xaadiriyay Semi-final-ka Euro 2024.

Himilo – Xulka Netherlands ayaa guul soo laaasho leh ka gaadhay xulka Turkey iyaga oo iska xaadiriyay wareega Semi-final-ka euro 2024. Xulka Turkey ayaa si dar-dr leh ku bilowday cyaarta iyaga oo ka fiicnaa xulka Netherlands. Daqiiqadii 35-aad ayuu xulka ...

Read More »

Xulka England Oo Iska Xaadiriyay Semi-final Euro 2024, Switzerland Ayay Garaaceen

Kulan xiiso leh ayaa dhexmaray xulalka England iyo Switzerland kana tirsanaa euro 2024 Labada xul ayaa qaadayay weeraro aan kala joogsi lahayn. Xulalka ayaa si joogto ah isku dhaafsanayay fursadaha. Xulka Switzerland ayaa ciyaatayay weerar rogaal cells ah halka xulka ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka

Himilo — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan