Himilo – Xulka Spain ayaa reebay xulka Marti galiyay Tartanka Euro 2024 ee Germany. Kulanka ayaa ahaa mid ay isku haleeleen xulalka ugu fiican tartanka ilaa haatan. Kulanka ayaa ku bilowday mid uu xulka Spain ku bilowday si dar-dar leh ...
Read More »Monthly Archives: July 2024
Xulka France oo rikoorayaal Ku garaacay xulka Portugal
Himilo – Xulalka France iyo Portugal ayaa ku kulmay kulan caajis ah oo ka tirsanaa wareega 8 dhamaadka Euro 2024. Labada xul ayaa soo bandhigay ciyaar aad u liidata iyada oo ay ku dhibaatoodeen in ay soo bandhigaan qaab ciyaareed ...
Read More »Maxay tahay sababta doorashada Britain waqtigeeda looga soo hormariye?
Himilo – shacabka Ingiriiska ayaa saaka u dareeray doorashada guud ee lagu soo dooranayo hoggaamiyaha cusub ee hoggaamin doona dalkaasi. Goobaha codbixinta ayaa la furay 7-da subaxnimo, waxayna codeyntu socon doontaa illaa 10:00 caweysnimo. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya 650-ka kursi ee ...
Read More »Euro-2024: 5 Xiddig oo Xulka England ah oo seegi kara Semi-final-ka.
Himilo – Shan ka mid ah ciyaartoyda England ayaa kulanka Switzerland soo galaya iyaga oo halis ugu jira ganaax tartanka Euro 2024. Xulka England ayaa si cajiib ah isaga xaadiriyay wareega 8 dhamaadka kadib markii ay guul wakhti dambe ah ...
Read More »Palestine: Barakac ballaaran oo ka socda Khan Yunis.
Himilo – 250,000 oo qof oo dad barakacayaal ah ayaa lagu amray inay isaga baxaan deegaanka Khan Yunis ee koonfurta Marinka Gaza, sababtoo ah Ciidamada Israel oo la qorsheynayo in ay hawlgalo ka bilaabaan deegaankaasi. Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa garaacaya ...
Read More »Euro-2024: Wareegii 16-ka oo la soo af-jaray
Himilo – Waxa la soo afjaray wareegii 16-ka ee tartanka Euro 2024 oo la ciyaaray kulamo xiiso leh. Kulamo xasaasii ah ayaa ka soo baxay wareega 8 dhamaadka tartanka Iyada oo xulal waaweyn fooda is dareen. Kulanka ugu xiisaha badan ...
Read More »Ukuntii ugu qaalisaneed aduunka oo lagu kala iibsaday $2700
Himilo – Hooyo waayeel ah ayaa timid goob laga dhisaye masjid oo ka agdhawaa gurigeeda, Guddigii gacanta ku haye dhismaha Masjid la rabay in laga dhiso deegaankeeda ayay u keentay xabad ukun ah si ay ugu darsado dhismaha Masjidka. Qiimaha ...
Read More »Euro-2024: France Vs Portugal oo iskubeegmay Kulamada Wareega 8 Dhamaadka
Himilo – Waxa la marayaa gaba-gabada wareega 16-ka euro 2024 iyada oo tartanku meel xiiso leh marayo. Waxa jira xulal iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 ilaa haatan. Wareega 8 dhamaadka ayay ilaa haatan ka soo bexeen kulamo ...
Read More »Xulka England oo Garaacay Xulka Slovakia Iskana Xaadiriyay wareega 8 dhamaadka euro 2024.
Himilo – Xulka England ayaa guul cariiri ah ka gaaray xulka Slovakia kulan ka tirsanaa wareega 16-ka euro 2024. Xulka England ayaa maamulayay ciyaarta iyaga oo ka awood badnaa xulka Slovakia laakiin waxa ay ku dhibaatoonayeen in ay gool u ...
Read More »Barnaamij gaar ah oo ku saabsan 1-da Luulyo
Halkaan guji si aad u dhageysato barnaamijkaan oo maqal ah. Bar Dalka iyo Dadka 01 07 2024
Read More »
Radio Himilo
