Himilo- Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa sannadkii 2013-ka ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa lagu qabtay Shanghai dalka Shiinaha 31 Oct sanadkii 2014. Waxaana halheys ...
Read More »Monthly Archives: October 2024
Aasaasaha shirkada TikTok oo noqday qofka ugu taarjirsan Shiinaha
Himilo-Aasaasaha TikTok, Zhang Yiming ayaa noqday ninka ugu taajirsan Shiinaha isagoo haysta hanti ku dhow $50 bilyan. Zhang, oo lagu naanayso “boqorka muuqaalada gaagaaban,” ayaa markii ugu horeysay kaalinta koowaad kaga soo baxay Liiska dadka ugu Taajiriinta Shiinaha, hantidiisuna waxay ...
Read More »Israel oo xasuuq ba’an ka geysatay dalka Lebanon
Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerarada Israa’iil ee gobolka Bekaa ee Bariga Lubnaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Lubnaan. Laba carruur ah ayaa ka mid ah dadka la dilay weeraradaas, iyadoo 12 goobood oo ku yaalla gobolka Baalbek, ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 43aad
Rodri oo ku guulaystay Ballon d’Or- sanadka 2024.
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City iyo xulka Spain ee Rodri ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or-ka ee sanadka 2024. Rodri ayaa sheegay in uu tababaraha xulkiisa ee Luis de la Fuente u sheegay xiddig u qalmay abaalmarinta in ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 42aad
Todobaadka Akhris-qoraalka warbaahinta caalamiga ah
Himilo- Todobaadka Akhris-qoraalka warbaahinta caalamiga ah, ayaa sanad walba aduunka laga xusaa iyadoo la soo abaabulo munaasabad weyn oo loo qabto daneeyayaasha caalamka si kor loogu qaado wacyiga qoraalka looguna dabaaldego horumarka laga gaarey dhanka warbaahinta iyo akhriska. Guud ahaan ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 41aad
Maqal: Khataraha ka dhalan kara shidaalka Soomaaliya haddii aan si sax ah loo maamulin
Himilo-Shidaalka waa khayraad dabiici ah oo qiimo leh, haddii si habboon loo maamulo, wuxuu gacan ka geysan karaa horumarka dhaqaale iyo xasiloonida bulshada. Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya waxay la kulmi kartaa caqabado waaweyn haddii nidaamka maamulidda shidaalka uusan hufnaan ...
Read More »Man Ciy Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaartay Southampton.
Himilo-Kooxda Man City ayaa guul ka gaartay kooxda Southampton kulan ka tirsan premier League. Kooxda Man City ayaa gushaas kadib si buuxda ula wareegtay hogaanka premier League. Kulanka ayaa ahaa mid ku adag Man City iyada oo Southampton iska caabin ...
Read More »