Home / Author Archives: radio himilo (page 48)

Author Archives: radio himilo

Geedka ugu dheer adduunka.

Muqdisho – Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant. Taas waa natiijada usoo baxday koox ...

Read More »

Swansea 0 Man United 4: Wiilasha Mourinho oo mar kale guul weyn gaaray.

Muqdisho – Manchester United ayaa mar labaad oo xariir ah ku badisay 4-0, waana bilaabashadii ugu fiicneyd 110 sano. Liberty Stadium ayay kaga soo adkaatay kooxda Swansea City ciyaar ay goolasha kala qeybsadeen Eric Bailly, Romelu Lukaku, Paul Pogba iyo ...

Read More »

Report: Real Madrid oo wada-hadal heshiis kordhin ah kula jirta Marco Asensio.

Muqdisho – Real Madrid ayay warku sheegayaan in ay go’aansatay in laacibkeeda Marco Asensio ay kordhiso qandaraska uu kula jiro isla markaana ay kor u qaado qiimaha lacageed ee lagu burburin karo heshiiskiisa. 21 jirkan ayaa shabaqa soo taabtay finalkii ...

Read More »

Waxay u bixisay kellideeda – wayna guursatay!

Muqdisho – Waxa aan ku tilmaami karaa ficilkii ugu deeqsinimada iyo naxariista badnaa damiirka bani’aadamka oo ay adag tahay in badan oo naga mid ah in ay sameeyaan xattaa haddii aan leenahay damiir naxariiseed oo lamid ah kan Sagal, waxa ...

Read More »

Haweeney gudaafad ka dhex heshay lacag dhan $180,000

Muqdisho – Haweeney waayeel ah ayaa la argagaxday helidda boorso lacag ah oo ku jira gudaafad qashin oo dhinac taalla jidka, marka loo eego booliska Japan. Booliska Daishoji ayaa sheegay in haweeneyda jirta 75 sano ay gacantooda kusoo wareejisay lacag ...

Read More »

Geyfanayaal xuquuqda xayawaannada ah oo u riyaaqay fal Maroodi uu ku dilay ugaarsade.

Muqdisho – Kooxaha u dooda xuquuqda xayawaannada ayaa aad ugu riyaaqay maqalka dhacdo maroodi uu ku dilay ugaarsade gudaha dalka Namibia. Marka loo eego boolis goboleedka Otjozondjupa, 46-jir lagu magacaabo Jose Monzalvez kaas oo ku gaaroobay ugaarsiga kana yimid dalka ...

Read More »

Xaafado guryaheeda aysan lahayn albaabo!!

Muqdisho – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. ...

Read More »

Maxaad ka taqaan taariikhda laacibkii xulka qaranka ee Mukhtaar Cuti?!

Muqdisho – Magaciisu waa Mukhtaar Maxamed Axmed oo ku magac dheer ‘Mukhtaar Cuti’. Waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Carra-guduudda oo markii danbe loo bixiyay ‘Bakaaraha’ kana tirsan degmada Howl-wadaag ee gobalka Banaadir. Waxa uu dhashay sanadii ...

Read More »

Coutinho iyo Dembele oo ku dhow inay ku biiraan Barcelona.

Muqdisho – Blaugrana ayaa qarka u saaran inay lasoo saxiixato labo ciyaaryahan oo diiradda u saarnaa tan iyo markii uu Neymar lacag dhan €222 milyan uu ugu wareegay kooxda reer France ee Paris Saint-Germain. Barcelona waxa ay ku dhowdahay labo ...

Read More »

Costa oo doorbidaya ku biirista Atletico baddalkii uu Chelsea u dhaqaaqi lahaa.

Muqdisho – Diego Costa ayaa soo saaray warbixin isaga oo leh kuma laaban doono Chelsea – “Waxaan ku laaban doonaa Atletico Madrid”. Costa ayaa hadda ku sugan waddanka uu asal ahaan kasoo jeedo ee Brazil, wuxuuna iska fogeeyay in uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan