Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 10)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Maxaa sababay inay haweenka qaadan waayaan tallaalka Covid-19?

Himilo – Karoona wuxuu noqday Cudur dillaa ah oo taariiqda aadanaha ku sii dhignaan mustaqbalka. Billowgii dadyowga dunida wuxuu ku riday argagax. Waxaa la garan waayay si loo wajaho. Wuxuu sababay dhimashada in ka badan 6 milyan. Dhaqaale badan ayaa ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 25aad

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 24aad

Read More »

Reece James oo laga saaray xulka England ee ka qeyb galaya koobka adduunka

Himilo – Daafaca kooxda Chelsea Reece James ayaa lagu soo warramayaa in loo sheegay inuusan ka mid noqon doonin xulka England ee ka qeyb galaya koobka aduunka 2022. 22-sano jirkaan ayaa hubanti ahaa in lagu magacaabi doono xaflada safarka ee ...

Read More »

Sidee ayay shaqo abuur ugu noqdeen goobaha dal-xiiska dhallinyarada sawirrada qaadda?

Himilo – Sanadihii dambe magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay goobo loo diyaariyay inay dadweynaha ku qaataan wakhti nasiino iyo dal xiis ah. Maalmaha isbuuc dhamaadka iyo ciidaha waxaa booqda waalidiin carruurtooda ay wehliyaan iyo dhallinyaro doonaya inay ku soo ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 23aad

Read More »

05 November – Maalinta Caalamiga ah ee iska wacyi gelinta Sunaamiga

Himilo –  Sunaami oo ah mowjado hirar xiriirsan oo xoogan waxay horseedaan qasaare naf iyo maalba leh, waxaa sababa dhul-gariiradda ku dhufta lakabyada dhulka ee ku dhaw midda la siman heerka badda. Sida ay tilmaamtay hay’adda aruurisa macluumaadka sunaamiga ee ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 22aad

Read More »

Sidee ayay abaartu u saameysay nolosha qoysas ku tiirsan iibinta hilibka?

duruufaha kale ee ay dadkeennu la daalaadhacayaan waxaa ka mid ah abaaro xiddideystay oo naafeeyay wax soo saarkii iyo noloshii reeraheenna. Marka laga hadlayo raadka aan la mahdin eek a dhashay abaarta bilowga hore waxaa ugu soo dhacaya beeraleyda iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan