Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 30)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Dhallinyaro la barayo xirfaddo ay ugu shaqeeyaan qoysaskooda oo danyar ah

Himilo – Sagaashan iyo kow arday oo isugu jira danyar iyo barakac oo aan hore wax u baran ayaa ka faa’iideysanaya mashruuc lagu barayo xirfado kala duwan oo lagu dhigo machadka Hano ee ku yaala Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 204aad

Read More »

Messi oo xulkiisa ku hoggaamiyay koobka Finalissima kaddib markii ay garaaceen Talyaaniga

Himilo – Xulka Kubadda Cagta Waddanka Argentine ayaa ku guuleystay koobka Finalissima ee loo qabto waddamada ku guuleysta tartamada Qaaradaha Europe iyo America. Xulka Argentine ayaa 0-3 ku dhubtay xulka Talyaaniga oo ku guuleystay tartanka qaramada Qaaradda Europe halka Argentine ...

Read More »

Maxaa roobka Soomaalida uga dhigay dhaan-dabangaale?

Himilo – Biyuhu waa mushkiladda ugu badan ee ay wajahaan dadka Soomaaliyeed marka ay yaraadaan dad badan ayaa dalka ugu geeridooda halka marka ay bataana dadbadan ay ku dhibaatoodaan fatahaadaha ka dhasha oo keena in laga qaxo. Mushkiladda ugu weyn ...

Read More »

FA-ga France: “35k taareeyaal Tikid la’aan ah ayaa yimid garoonkii ciyaarta Finalka”

Himilo – Xiriirka Kubadda Cagta Waddanka France ayaa warbixin ka soo saaray rabshadihii hareeyay ciyaartii Liverpool iyo Real Madrid ee kama dambeysta Champions League ee ka dhacday Magaalada Paris. Dowladda France oo markii horeba diyaarisay 7k oo askar boolis ah ...

Read More »

La kulan – Bare u kabo qaatay inuu carruurta ka badbaadiyo qabatinta taleefannada iyo internet-ka

Himilo –  Bare jaamacadeed oo ku sugan Muqdisho ayaa soo saaray horraantii January 2022 App loogu tala galay in wax lagu baro carruurta laguna madadaaliyo. Aasaasaha Fariid App ayaa sheegay inay fekraddan ku dhalatay markii uu arkay in Mobile-da iyo ...

Read More »

Fursadaha dhallinyarada Soomaaliyeed uga bannaan baraha bulshada

Himilo – Adeegsiga baraha bulshada ayaa isa soo tarayay tobankii sano ee ugu dambeeyay dunida oo dhan. Natiijooyinka ka dhashay waxaa ka mid ah in looga faa’iideystay dhinacyada nolosha sida xiriirka, ganacsiga iyo wixii la mid ah. Xiriirka isgaarsiinta ee ...

Read More »

Champions League 2022/2023 oo durba billaabanaya

Himilo – Kooxda Reer Spain ee Real Madrid ayaa loo caleemasaaray Horyaalka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA champions League, hayeeshee 21ka Bisha soo socota ee June ayey UEFA go’aamisay in dib loo billaabo ciyaaraha loogu soo baxayo UEFA sanadka ...

Read More »

Dhacdooyinkii laga diiwaangeliyay kama dambeystii UCL ee Liverpool iyo Real Madrid

Himilo – Xalay caasimadda Waddanka France ee Paris ayaa lagu soo gaba gabeeyay tartanka ugu xiisaha badan qaaradda Europe ee UEFA CHAMPIONS LEAGUE. Kulanka ayaa u dhaxeeyay Kooxaha Liverpool oo ka socotay England iyo Real Madrid oo ka socotay Spain, ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 203aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan