Home / Author Archives: Sadia Nour (page 5)

Author Archives: Sadia Nour

Khaled al-Drebi: Dib u dayactiraha kutubta qur’aanka kariimka ee duugowda

Himilo – Inta lagu jiro bisha Soon, dunida muslimka waxaa kordha soo xurmeysashada kitaabka Qura’aanka kariimka, Marka laga reebo wadanka Liibiya ee dhaca waqooyiga Africa. Dalkan waxaa taasi baddelkeeda xoogeysta dhaqdhaqaaqyada dib loogu hagaajinayo kutubta duugowday, maadaama ay meesha ka ...

Read More »

Cuntooyinka ku habboon Afurka

Himilo – Ramadaan oo ah bisha ugu qiimaha badan 12-ka billood ee ku dhigan taariikh-sheegaha Islaamka, waxaa ay dadka musliinta ah afka xirtaan inta u dhaxeysa waabarka illaa gabbal-dhaca. Inta badan dunida muslimka waxaa laga soomaa celcelis ahaan 12 saac, ...

Read More »

Halista dabka ee Suuqyadeenna

Himilo – Dabka oo ah shey addoomuhu ka magangalaan Alle Adduun iyo Aakhiraba, waxa uu ka sameysmaa kulanka seddaxda xaglood ee Kulka, Shiidaal (Dhuxul, Gaas, iwm) iyo Neefta Oksijiinta. Waxa uu leeyahay noocyo gaaraya illaa shan waxaase caan ka ah ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan Barcelona

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa lagu warramayaa in ay u dhaqaaqayso laacibka kooxda Barcelona daafaca ugu ciyaara ee  Emerson. 22 sano jirkaan ayaa si amaah ugu ciyaaraya naadiga Real Betis, isaga oo halkaasi saameyn wanaagsan ku yeeshay waxa uu dhaliyay ...

Read More »

Haweeney maxkamad u tageysa xaqiijinta inay nooshahay!

Himilo – Haweeney  ku sugan faransiiska, waxay isku dayaysay inay dunida u caddeyso saddex sano inay nooshahay kaddib markii sannadkii 2017 la shaaciyay inay dhimatay. Jeanne Pouchain oo 58 jir ah waxay sheegtay inay ku sugneyd cabsi joogto ah, waxay ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Liverpool iyo Tottenham Hotspur oo ku dagaalamaya xiddig ka tirsan Inter Milan

Himilo – Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu warramayaa in ay daneynayaan laacibka kooxda Inter Milan khadka dhexe ugu ciyaara ee Nicolo Barella. Sida uu werinayo warsidaha reer Italian ee Calciomercato, kooxaha  Premier League ayaa xiisa u haya xiddigan Barella. ...

Read More »

La kulan: Ninkii 72 mas qol kula jiray 72 saacadood

Himilo — Neelam Kumar Khaire, oo ah aqoonyahan ku gaaroobay baxaalliga iyo dhaqanka masaska iyo xamaalatada, wuxuu heystaa rikoor aan jebin. Isaga oo da’yar ayuu 72 saacadood oo xiriir ah wuxuu xero kula jiray 72 masas ah. Wuxuu caddeeyey in ...

Read More »

Danny Drinkwater oo ka tegaya Chelsea

Himilo – Chelsea ayaa xaqiijisay in Danny Drinkwater uu si amaah ah ugu biiray kooxda reer Turkey ee Kasimpasa ilaa laga gaarayo dhammaadka fasalkan. Daafaca qaranka England ee  Drinkwater ayaa  Chelsea kaga soo biiray Leicester qiimo dhan £35million xagaagii 2017, ...

Read More »

Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyineer ku noqon lahaa

Himilo – Stefan Thomas wuxuu haystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitalka (Bitcoin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas kaddib markii uu dhawr jeer ku cel-celiyay password qaldan. Wuxuu isku dayay siddeed inuu helo lambar sireedka saxda ah balse ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan