Home / Caruurta (page 8)

Caruurta

Daraasad: Seddex meelood meel carruurta Ingiriiska ayaa aaminsan in lo’da dhasho ukumo

Himilo – Carruurta dugsiyada dalka Ingiriiska ayaa ka cabanaya garasho la’aan badan oo la xiriirta illaha cuntada iyada oo cunuggii kamid ah 3-dii cunug uu rumeysan yahay in lo’da dhasho ukun. Sida laga soo xigtay baaritaan ay sameysay hay’ad samafal, ...

Read More »

Lakulan – 10 jirka keligii nool ee diiday in la korsado!

Himilo- Waa 10 jir ku nool miyiga Vietnam, waxa uu diiday in la qaado mas’uuliyadda korriimadiisa kaddib markii uu waayay dhammaan qoyskiisa. Waxa uu ka doorbidday in uu keligii noolaado islamarkaana shaqeysto. Sheekada qalbiga taabaneysa ee wiilkan ayaa gaartay Malaayiin ...

Read More »

Aabe mamnuucay in la dhunkado gabadhiisa dhawaan dhaladka ah!

Himilo- Aabe 25 jir ah oo ay u dhalatay gabar ayaa dejiyay sharciyo layaab leh oo ay ku qasban tahay cid kasta oo dooneysa inay soo booqato dhallaanka. Sida uu qoray wargeyska Mirror, aabaha oo magaciisa lagu soo koobay Jene ...

Read More »

20 November- – Maalinta Caalamiga ee Carruurta

Himilo- Maalinta caalamiga ee carruurta ayaa la sameeyay markii ugu horreysay sannadkii 1954-kii si loo dhiira geliyo wadajirka caalamiga ah ee loo muujinayo carruurta. Waxaa loo arkaa maalintan mid muhiim ah oo ka tarjumeysa markii golaha loo dhan yahay ee ...

Read More »

Sawirro: Qoyska ugu ballaaran Ingiriiska oo rajeynaya cunuggii 22aad

Himilo- Inkastoo ay goor sii horreysay sheegtay in aysan mar kale dhali doonin haddana Sue Radford ayaa sugeysa cunuggeeda 22aad sida uu qoray bogga Metro. Ms Sue ayaa hooyo u ah qoyska ugu ballaaran dalka Ingiriiska iyadoo muuqaal la soo ...

Read More »

Maxay tahay sababta aysan u ilmeyn dhallaanka-dhawaan dhaladka ah?

Himilo- Dhallaanka dhawaan-dhaladka ah ayaa inbadan sameeya ooyin, waxaa loo arkaa tilmaam wanaagsan oo ka tarjumeysa caafimaadkiisa laakiin maxay tahay sababta aysan u ilmeyn dhallaanka toddobaadyada ugu horreeya? Waa su’aal ku soo laabatay maskaxda dad badan oo ay khubaro isku ...

Read More »

Sacuudiga: 8 kamid ah haweenka xujeyda ah oo ku dhalay goobaha barakeysan

Himilo –Intii lagu guda jiray xajka sannadkan, 8 cunug ayaa ku dhashay goobaha barakeysan ee Sacuudiga sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi. Warbixin laga soo saaray wasaaradda oo ay daabacday wakaalada wararka Sacuudiga ayaa tilmaamtay in Makka ay ku ...

Read More »

Dubai oo laga furay maqaayad u gaar ah carruurta

Himilo – Dubai ayaa furtay maqaayadii ugu horreysay ee u gaar ah carruurta sida ay qortay warbaahinta Imaaraadka Carabta. Maqaayadan keliya carruurta kama helayaan cunto balse waxay dhiseysaa heerka hal-abuurkooda iyo jaceylka waxbarashada. Xukuumadda Dubai ayaa boggeeda Twitter-ka ku qortay ...

Read More »

Xiddigta 6 sanno jirka ee Youtube oo loo iibiyay guri ku kacaya $8 Milyan

Himilo – Qoyska gabar 6 jir ah oo xiddig ka ah Youtube-ka ayaa guri ka iibsaday mid kamid ah deegaanada ugu qaalisan magaalada caasimadda ah ee Seoul. Sida laga soo xigtay Maeil Business Newspaper, qoyska oo leh labo kanaal oo ...

Read More »

Poland: Tuulo siineysa abaal-marin qoyska uu wiil u dhasho!

Himilo – Tuulo ku taalla Yurub ayaa abaal-marin siineysa lamaanaha ugu horreeya ee dhala carruur lab ah si qoysaska loogu dhiira-geliyo dhalmada labka oo ku yar deegaanka. Mas’uuliyiinta Miejsce Odrzańskie oo ah tuulo yar oo dhacda koonfurta Poland islamarkaana ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan