Home / Dhaqaale (page 7)

Dhaqaale

Ukraine oo heshay $34M oo lacagaha digitalka ah

Himilo – Dowladda Ukraine oo ka mid ah waddamada yar ee ilaa hadda lacagaha digitalka ah Crypto Currency o aqoonsaday lacag sharci ah ayaa heshay yabooh maaliyadeed dhan $34Milyan oo doolarka Mareykanka ah. Lacagtan ayaa ku dhacday kootada Dowladda Ukraine ...

Read More »

Africa: Faa’iido miyaa ugu jirta dagaalka Ukraine?

Himilo – Inkasto oo sii socoshada dagaalka Ruushka iyo Yukreyn ay sababi karto mushkilad xagga Cunnada iyo Shidaalka ah oo ku habsata dalalka Africa ee ku xiran wax soo saarka dalalkaasi diriraya, haddana waxa ay ka dhaxli kartaa qaaradda faa’iidooyin ...

Read More »

La kulan: Nin lix shaqo isku dul wata si uu u kordhiyo dhaqaalihiisa

Himilo – Covid-19 wuxuu beddelay hannaankii shaqo ee dadyowga dunida oo dhan. Wuxuu qasbay in guryaha laga dhex shaqeeyo si loo badbaado. Balse natiijada ka soo baxday waxay noqotay middaan la wada mahadin labadii sano ee la soo dhaafay, waxaa ...

Read More »

Indonesia: Wiil sabool ahaa oo hal habeen ku taajiray

Himilo – Arday Indonesia u dhashay ayaa noqday maalqabeen habeen-dhalad ah kadib markii uu lacag fiican ka helay iibinta kumaankun sawiradiisa ah – isaga oo ka helay adduun hal milyan oo dollar ah. Sultan Gustaf Al Ghozali, 22 jir ah kaas ...

Read More »

Shirkadda Facebook oo khasaartay $7 bilyan saacado gudahood

Himilo – Adeegyada aaladaha baraha bulshada sida Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay, kadib ku dhawaad ​​6 saacadood oo ay hawada ka maqnaayeen, sida ay shirkadu shaacisay. Dhammaan saddexdan aaladood ee baraha bulshada ayaa waxaa iska ...

Read More »

Bilyaneerada Caalamka oo sii hodmaya

Himilo – Sida ay baahisay hay’adda samafalka Oxfam waxaa korortay hantida ay sameeyeen tobanka nin ee ugu hantida badan caalamka. Bilyaneeradan oo faa’iido ka sameeyay cudurka Covid-19, ayaa wadarta hantidoodu gaartay $11.95 tirilyan oo doolar intii u dhaxeysay 18-kii Maarso ...

Read More »

Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyineer ku noqon lahaa

Himilo – Stefan Thomas wuxuu haystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitalka (Bitcoin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas kaddib markii uu dhawr jeer ku cel-celiyay password qaldan. Wuxuu isku dayay siddeed inuu helo lambar sireedka saxda ah balse ...

Read More »

Maxaa ku qasbi kara macaamiil inuu $5,600 u bixiyo hadiya ahaan?

Himilo – Baqshad ay ku jirto lacag gaareysa $5,600 ayuu kaga tagay miiskii uu ku cunteenayay, si uu hadiyad qarsoodi ah uga dhiso shaqaalaha maqaayad ku taalla gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ugana mahad celiyo adeegga ay u sameeyeen. Daily ...

Read More »

25-jir dhaqaale ka sameeya sunta Dib-qalooca

Himilo – Sheekada da’ yarkan Masaariga ah waxey dib u laabaneysaa dhow sanno kahor markaas oo uu billaabay inuu duurka kasoo ugaarsado Dib Qalooca, si uu suntiisa uga sameeyo dhaqaale. Hadda waa 25-jir Mohamed Hamdy Boshta waana milkiilaha shirkad soo ...

Read More »

Dhaqaalaha dunida oo kobci doona 4.2%

Himilo – Dhaqaalaha dunida ayaa la filayaa inu sameeyo sanadka 2021-ka kobac gaaraya 4.2%, sida uu saadaalinayo ururka iskaashiga dhaqaalaha iyo horumarinta ee OECD. waxeyna ka dhigan tahay rajadii ugu horreysay ee la muujiyo tan iyo markii uu billawday coronavirus. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan