Himilo – Jaziiradda Lord Howe waa mid aad ku arkayso shimbiro calooshoodu ay ka shanqarayso dhawaqa bacda balaastikada sababta oo ah waxay aad u cunayaan bacaha. Shan meelood meel jirkooda kamid ah waxaa hadda noqday bacda ay cunaan. Waa arrin ...
Read More »Habka-Nolosha
Wiil Muslim ah oo nafta loo dhaafiyay ‘lacag’ uu dhulka ka qaaday!
Himilo – Waxay ahayd dhacdo murugo badan u horseeday qoyskan Muslimka ah. Saahil, oo ah wiil 14 jir ah waxaa madaxa looga toogtay kaliya inuu dhulka ka qaatay lacago yaryar oo hawada lagu bitiyay xilli uu joogay xaflad aroos. Dilaaga ...
Read More »Dawladda Japan oo dhimaysa shaqaalaha ajaaniibta
Himilo -Dowladda Japan ayaa sheegtay inay ka fiirsaneyso xaddididda tirada shaqaalaha ajnabiga ah ee ku salaysan nidaamkeeda cusub ee tababarka iyo shaqaaleysiinta, iyadoo la qorsheynayo inaysan ka badnaan 426,000 qof tan iyo 2027. Japan ayaa dib u eegis ku sameyneysa siyaasadaha la xiriira ...
Read More »Dood adag oo ku aadan kor u qaadidda caafimaadka dhimirka iyo xaqa caafimaad ee ka jawaabidda HIV
Togdheer, Sool iyo Sanaag xoolaha oo u dhimanaya baad iyo biyo la’aan
Himilo -Dadka ku nool gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa wajahaya abaar daran oo daba-dheeraatay. Ilihii biyaha ayaa qallalay. Xoolihii aasaaska u ahaa nolosha dadka ayaa u dhimanaya baad iyo biyo la’aan. Ilaa 60,00 oo neef ayaa dhintay, halka 120,000 ...
Read More »Indonesia: Tirada dhimashada fatahaadaha iyo dhul-go’yada Sumatra oo gaartay 248
Himilo – Hay’adaha gurmadka ee Indonesia ayaa ku dhibtoonaya inay gaaraan dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha iyo dhulgo’yo ka dhacay jasiiradda Sumatra, iyadoo tirada dhimashada ee la xaqiijiyay ay gaartay 248 qof, ciidamada gurmadkuna ay ka baqayaan in khasaaruhu sii kordho. ...
Read More »WFP: 1.85 milyan oo carruur Soomaaliyeed ah ayaa halis ugu jira nafaqo-darro
Himilo – Ku dhawaad rubuc ka mid ah dadka Soomaaliya ayaa wajahaya gaajo daran, iyadoo 1.85 milyan oo carruur ah oo ka yar shan sano ay halis ugu jiraan nafaqo-xumo ba’an, sida uu ka digay Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP). Hay’adda ...
Read More »Warbixin: ku dhawaad boqol Falastiiniyiin ah oo dayac ugu dhintay xabsiyada Israa’iil
Himilo – Ugu yaraan 98 Falastiiniyiin ah ku dhintay xabsiyada Israa’iil tan iyo markii uu billowday dagaalka Gaza bishii Octoobar ee sanadkii 2023, sida laga soo xigtay ururrada xuquuqul aadanaha ee Israa’iil. Sida ku cad warbixin la daabacay xogtan waxaa ...
Read More »Madaxweynaha Malawi oo ku dhawaaqay musiibo ka dhalatay abaar
Himilo – Madaxweynaha Malawi, Arthur Peter Mutharika, ayaa in musiibada abaarta ay gaartay 28-ka degmo iyo afarta magaalo ee dalka, halka markii hore ay ku koomnayd 11 degmo, kaddib abaar daba-dheeraatay oo sababatay cunno yari aad u daran, sida lagu ...
Read More »Imisa sano ayay qaadanaysaa in Marinka Gaza laga saaro qaraxyada?
Himilo – Marin Gaza dhibaatada mudada ka sii jiri doonta waxaa ka mid ah haraadiga walxaha qarxa, kaas oo ka haray dagaalladii ba’naa ee ka socday tan iyo bishii Oktoobar sanadkii 2023. Sida laga soo xigtay dawladda Falastiin waxaa marinka ...
Read More »
Radio Himilo
