Home / Habka-Nolosha (page 3)

Habka-Nolosha

Botswana oo xaalad caafimaad degdeg ah ku dhawaaqday sababo la xiriira daawo yaraan

Himilo – Dalka Botswana ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad oo degdeg ah kadib markii uu dalkaasi wajahay hoos u dhac weyn oo dhanka dawooyinka iyo qalabka caafimaadka ah, taas oo dhibaato ku keentay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee lagu daweeyo ...

Read More »

Magaalada Gaza oo la xajiijiyay inay ka jirto macaluul rasmi ah oo ku faafaysa deegaannada kale ee marinka

Himilo – Hay’adda Caalamiga ah ee Qiimeynta Amniga Cunnada (IPC) ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in magaalada Gaza City ay ka jirto macaluul dhab ah, taas oo ah markii ugu horreysay oo gobolka Bariga Dhexe si rasmi ah looga xaqiijiyo xaalad ...

Read More »

Sudan: 1,575 kiis oo cusub oo daacuun ah iyo 22 dhimasho todobaad gudihiis

Himilo – Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa sheegtay in todobaadkii lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga diiwaangeliyay 1,575 kiis oo cusub oo daacuun ah iyo 22 qof oo u dhintay cudurka. War-saxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in guud ahaan kiisaska cudurka ...

Read More »

UNHCR: 11 Milyan oo Qaxooti ah Khatar ugu Jira Inay Waayaan Gargaar Sababo La Xidhiidha Dhaqaale La’aan

Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in in ka badan 11 milyan oo qof ay halis ugu jiraan inay lumiyaan gargaarkii degdegga ahaa ee ay ku tiirsanaayeen sanadkan, kadib markii si weyn loo jaray taageerada ...

Read More »

Gaza: Miisaankiisa oo ahaa 12 kg uu noqday saddex kilo ka hor dhimashadiisa

Wiil falastiini ah oo shan jir ah ayaa nafaqo darro ka dhalatay gaajo ugu dhintay marinka go’doonsan tan iyo Maarso ee Gaza, sida laga soo xigtay ilo caafimaad. Macluumaad laga heshay Isbitaalka Naasir ayaa sheegaya in wiilka gaajada darteed miisaankiisa ...

Read More »

5 Falastiiniyiin ah oo gaajo ugu dhintay Gaza, tirada guud ee dhimashada gaajada oo gaartay 193

Himilo – Wasaaradda Caafimaadka ee Marinka Gaza ayaa sheegtay in shan qof oo Falastiiniyiin ah ay gaajo ugu dhinteen 24-kii saac ee la soo dhaafay, taasoo tirada guud ee dadka gaajada ugu dhintay Gaza tan iyo bishii Oktoobar 2023 ka ...

Read More »

Muxuu yahay jirdil baahsan oo lagu hayo maxaabiista falastiiniyiinta ee gacanta ugu jira Israa’iil?

Himilo – Hay’adda Palestinian Return Centre (PRC) oo fadhigeedu yahay UK, kana mid ah hay’adaha la-talin gaar ah la leh Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada ee Qaramada Midoobay (ECOSOC), ayaa soo gudbiyay markhaatiyo la xiriira jirdil iyo dhibaatooyin baahsan oo loo ...

Read More »

Daraasad: In ka badan 70% Jarmalka ah ayaa dalbanaya in cadaadis badan la saaro Israa’iil

Himilo – Sahan cusub oo ay daabacday jariidadda Stern ayaa muujinaya in 74% dadka reer Jarmal ay doonayaan in dowladdoodu ay cadaadis xooggan saarto Israa’iil si loo yareeyo musiibada bini’aadantinimo ee ka jirta Marinka Gaza. Sahankan oo uu sameeyay xarunta ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Australia: Israa’iil si cad ayay u jebinaysaa sharciga caalamiga ah

Himilo – Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa Axaddii sheegay in Israa’iil ay “si cad” u jebinayso sharciga caalamiga ah iyadoo si ula kac ah u hor istaagtay gargaarka bani’aadantinimo ee shacabka Gaza, sida uu baahiyey telefishinka maxalliga ah ee ...

Read More »

Gaza: Ilmo saddex bil jir ah oo gaajo ugu dhintay cunaqabatayn Israa’iil saartay

Himilo – Ilmo saddex bilood jir ah ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Marinka Gaza, wuxuu quudanayay shaah geedo-dhaqameed ka samaysan, taasoo muujinaysa heerka gaajada ee ba’an ee ay wajahayaan kumannaan carruur ah oo ku sugan dhulka go’doonsan. Waalidiinta Yahya ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan