Home / Maalmaha Caalamiga (page 14)

Maalmaha Caalamiga

25 April – Maalinta caalamiga ee Duumada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sannad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska

Himilo – 23 April waa maalin hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo waxbarashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska sannadkii 2010 si loogu dabaal-deggo afkan iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga fiiriyo, ...

Read More »

23 April – Maalinta caalamiga ee buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha

Himilo – Maalinta buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sannadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo waxbarashada ee UNESCO. Sannad kasta 23 bisha April ayaa la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabadda ...

Read More »

22 April – Maalinta caalamiga ee Dhulka Hooyo

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Dhulka Hooyo waxaa loogu dabaal-degaa in mid kasta oo inaga tirsan uu xusuusnaado in dhulka iyo hab-nololeedkiisa deegaan ay nolosheenna u yihiin nagaadi iyo nafci. Waxay sidoo kale garwaaqsataa mas’uuliyaddii shacbi oo la iskugu yeeray ...

Read More »

7 April – Maalinta gocashada xasuuqii Rwanda 1994

Himilo – Bishii April sanadkii 2004 ayay markii ugu horreysay QM aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee is-tusidda Xasuuqii Rwanda. Xuska Maalintanna waxaa tan iyo markaasi  lagu qabanayay caasimaddo kala duwan sida Kigali, New York, Dar-es-Salaam iyo Geneva. Wixii ka dhacay Rwanda ...

Read More »

2-da April- Maalinta caalamiga ee wacyi-gelinta Autism-ka

Himilo – Xannuunka Autism-ka ayaa inta badan ku dhaca carruurta, waxa uu ku keenaa dib-u-dhac xagga korriimada, fahamka, hadalka, dhaq-dhaqaaqa iyo la falgalka bay’adda ku hareereysan. Autism-ka waxa uu sababi karaa garaad gaabni, tiraab la’aan iyo caafimaad darro. waxa uu ...

Read More »

24 Maarso: Maalinta caalamiga ee Qaaxada

Himilo – Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 Maarso sannad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ...

Read More »

22 Maarso: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Himilo – 22 bisha Maarso sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn, taas oo ...

Read More »

21 Maarso: Maalinta caalamiga ee Keymaha

Himilo -Goob  tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku socda ...

Read More »

21 Maarso- Maalinta Caalamiga ee Gabayga

Himilo – Dadka qaar waxay gabayga u arkaan erayo iyo maaddo lagu qasbo inay ku bartaan iskuulka hayeeshe, kuwa kale, waxay uga dhigan tahay mid kamid ah waddooyinka ugu waaweyn ee lagu muujiyo shucuurta iyo dareenka – qaab isku keeni ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan