Home / 2016 / April (page 11)

Monthly Archives: April 2016

Natiijada kulankii Soomaaliya ay ka hor tagtay dhigeeda Itoobiya

Kulan ay u soo daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah ayaa xulka qaranka 20 jirada Soomaaliya ay galabta la dheeleen dhigooda Itoobiya, waana lugta koowaad isreebreebka koobka qaramada Afrika ee 20 jirada. Gool uu shabaqa cujiyay Tesfaye Shibru ayay hogaanga ku ...

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Dharaarta

Barnaamijka Dhacdooyinka Dharaarta, waa Maallinle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo oo kasoo gasha mowjadda FM 102.5MHZ. Galab walba 4:00pm galabnimo ayaynu baahinaa, si rogaal celis ah ayaana loo dhageysan karaa 8:00pm Fiidnimo.

Read More »

Manchester City oo Bournemouth kala dirtay

Citizens ayaa kulan xiiso badan u martisay dhigeeda Bournemouth kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Daqiiqaddii 7aad ee cayaarta wiilasha macallin Pallegrini waxaa hogaanka u dhiibay Fernando oo cayaarta ka dhigay 1-0. Shan daqiiqo kaddib Kevin de Bruyne oo kooxda muddo ...

Read More »

Arsenal oo ka aargudatay Watford

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Emirates kusoo dhaweysay dhigeeda Watford kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Weeraro isdaba joog ah oo Arsenal ay qaaday, yoolkeedii waxay hiigsatay daqiiqaddii 4aad, markii goolka koowaad uu shabaqa cujiyay Alexis Sanchez. Markale Sanches ayaa goolkii ...

Read More »

Chelsea oo guul ka gaartay kooxda horyaalka ugu hooseysa

Aston Villa ayaa jab kale iyo guuldarro xanuun badan kala kulantay Chelsea oo u soo martisay kulan Villa Park ka dhacay. Ruben Loftus-Cheek ayaa daqiiqaddii 26aad hogaanka u dhiibay Blues, waxaana gool ku laad gool u rogay oo goolka labaad ...

Read More »

Real Madrid oo guul soo laabasho leh ka gaartay Barcelona

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa gegada Camp Nou ku soo dhaweysay dhigeeda Real Madrid kulankii 231aad ee El Clasico. Barcelona ayaana kulanka soo gashay iyadoo aan laga badin 39 kulan oo xiriir ah, horyaalkana farqiga dhibcaha dheer kooxda ay xifiltamaan ...

Read More »

Xulka qarankeena Soomaaliya oo maanta kulan muhiim ah dheeli doona

Cayaartoyda qaranka Soomaaliya ee 20 jirada ayaa maanta kulan xiiso badan la dheeli doona dhigooda Itoobiya. Soomaaliya ayaa qeyb ka ah isreeb reebka koobka qaramada Afrika da’yarta 20 jirrada ah, waxayna maanta lugta koowaad la dheeli doonaan xulka Itoobiya. Macallin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan