Home / 2020 / November / 18

Daily Archives: November 18, 2020

Arsenal oo heshiis la gaartay Omar Rekik daafaca kooxda Hertha Berlin

Himilo – Arsenal ayaa heshiis kula saxiixatay da’yar daafac ugu ciyaara Hertha Berlin kaasi oo lagu magacaabo Omar Rekik. Laacibkan ayaa la rajayanayaa in uu soo wareego bisha January. 18 sanno jirkaan ayaa la filayay in naadiga ay la saxiixdaan ...

Read More »

Manchester United oo cusbooneysiineysa dalabkooda Raphael Varane

Himilo – Manchester United ayaa ceyrsaneysa daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Raphael Varane. Red Devils ayaa la rumeysan yahay doonistooda ku aadan laacibka qaranka France in ay u doonayaan boos dhexe oo daboola baahida daafaca ee naadiga. Si ...

Read More »

India oo isku dayeysa inay xakameyso mowjaddii seddaxaad ee Covid-19

Himilo – Isbitaalada la tacaalaya bukaanada qaaday feyruska Karona ee caasimadda New Delhi, ayaa buux dhaafiyay, xilli ay saraakiishu xeerinayaan xayiraado cusub oo lagu xakameeyo mowjadda seddaxaad ee cudurka Covid-19. In ka badan 9-kun oo bukaan ah ayaa talaadadii la ...

Read More »

New Zealand oo haweenka xiran xijaabka ku biirineysa boliiska

Himilo – Waxaa soo kordhaya Haweenka musliminta ah ee guulaha iyo darajooyinka ka gaaraya himilooyinkooda, iyaga oo raacaya tilmaamaha diinta Islaamka. Markan New Zealand, Zeena Ali ayaa wadadeeda guusha cagta saartay, waxeyna noqotay haweeneeydii ugu horreysay ee muslim ah ee ...

Read More »

Sri-lanka: Xildhibaan cunay kalluun ceyriin ah

Himilo – Xildhibaan ka mid ah golaha baarlamaanka wadanka Sri-lanka, ayaa qaniinay, goostay kalluun ceyriin ah dabadeedna liqay isaga hadal ka jeedinayay shir saxaafadeed uu kula hadlayay warbaahinta. Dilip Wedaarachchi, oo mar soo noqday wasiirka Kaluumeysiga, ayaa sheegay in xanuunka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan