Yearly Archives: 2020
Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka
Himilo – Dhul la-mood yar oo la yiraahdo Just Room Enough Island waxa hadda loo tix-geliyaa midda ugu yar jaziiradaha adduunka oo dhan. Waxay ka kooban tahay aqal yar iyo dhowr geed oo waaweyn iyo sidoo kale fadhi ardaaga guriga ...
Read More »Qisada Gabadhii – iyada oo kabo la’aan ah – saddex Billad ku guuleysatay!
Himilo- Rhea Ballos, oo ah 11 jir dhigata Salvacion School ayaa soo jiidatay indhaha caalamka kaddib markii ay saddex billadood oo tartanka oroddada ah ku guuleysatay – iyada oo ku ordayda kabo la’aan. Da’yartan ayaa maareysay inay kabo la’aan ku ...
Read More »Guardiola “Man City waxay ahayd kooxda ugu wanaagsan PL-ka 10-kii sanno ee tagtay.”
Maamulaha reer Spain ee kooxda Man City ayaa qirsan in kooxdiisa ahayd awooda kooxaha afarta sarre 10-kii sanno ee ugu danbeysay. Marka la fiiriyo aragtida Guardiola, Man City ayaa ugu wanaagsaneyd horyaalka Ingiriiska 10-kii sanno ee la soo dhaafay. City ...
Read More »La kulan – 11 jirka ugu Xoogga Badan Dalka Ruushka
Himilo- Sida lagu yaqaan carruur badan oo 10 jir ah waa inay aadaan dugsiyada; ciyaaraan kubadaha ama ku maaweeloodaan games-ka; laakiin Timofey Klevakin, oo 11 jir ah wuxuu ku mashquulsan yahay dhisidda iyo xoojinta murqihiisa. Wuxuuna xaadir ku yahay goobaha ...
Read More »
Radio Himilo
