Himilo – Wiil 12 jir ah oo ka soo jeeda gobolka Koonfurta Sumatra ee dalka Indonesia ayaa dhawaan qabsaday warbaahinada caalamiga ah sababo la xariira magaciisa oo qariib ah awgeed. Waalidka ayaa wiilkooda u bixiyay magac ay xarfahiisu ka kooban ...
Read More »Monthly Archives: October 2021
Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 94aad
Ole Gunnar Solskjaer ayaa farriimo taageero ah ka helay ciyaartoyda Manchester United
Himilo – Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo warramayaa in uu kooxdiisa ka helay fariimo qoraal ah oo ay ku muujinayaan taageeradooda kadib guuldaradii 5-ta gool ahayd ee ay kala kulmeen Liverpool todobaadkii hore. Booska ...
Read More »Nin la noolaanshaha xaaskiisa ka door-bidaya inuu xabsi galo
Himilo – Dadku waxay ka fogaadaan inay xabsi galaan noloshooda balse nin ku nool dalka Talyaaniga waxaa la soo weriyay inuu dalbaday in xabsi la geliyo Sodon jirkan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Waddanka Albania ayaa sheegay inuu u ...
Read More »Joan Laporta oo maanta wadahadalo la yeelan doona Xavi ka dib ceyrintii Ronald Koeman
Himilo – Guuldaradii ka soo gaartay Rayo Vallecano Arbacadii ayaa aheyd casharkii ugu dambeeyay ee soo gaaray ninka reer Holland, kaasoo shaqada laga ceyriyay saacado uun ka dib ciyaarta. Guuldaradan ayaa ka dhigtay Barcelona in ay ku jirto kaalinta 9-aad ...
Read More »Tottenham Hotspur weli waxay dooneysaa Zeki Celik
Himilo – Tottenham Hotspur ayaan weli ka rajo dhigin saxiixa daafaca midig ee Zeki Celik, sida la soo werinayo 24-sano jirkaan ayaa xilli ciyaareedkii hore kula guuleystay horyaalka Ligue 1 Lille, taasoo keentay in isha ay ku hayaan qaar ka ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 93aad
Wiil harqaanle ah oo soo jiitay macaamiil u badan hablo
Himilo – Muddo sanado ah, wiilkan yar ee Falastiiniga ah oo lagu magacaabo Axmed Cabaas wuxuu daawan jiray sida uu aabbihiis u tolayo dharka, maalin ayuu soo qabsaday maqas kaddibna wuxuu ku jaray gabbal maro ah, taas oo aheyd markii ...
Read More »