Home / 2024 (page 12)

Yearly Archives: 2024

09 October- Maalinta caalamiga ee Boostada

Himilo – Maalinta caalamiga ee Boostada waa xus la sameeyo sannad kasta 9-ka bisha October oo ah markii la aas-aasay midowga caalamiga ee adeegga boostada sannadkii 1874-kii. Waxaa maalintan caalamiga ku dhawaaqay congress-kii UPU ee dalka Jabaan sannadkii 1969-kii, tan ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 33aad

Read More »

07, October maalintii Israel dunida ay ku horjabtay.

Himilo- Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa maanta oo kale sanadkii hore weerar aan horey noociisa loo arag ku qaaday dhulka ay Israel maamusho, kaas oo noqday weerarkii ugu weynaa ee ay Israel la kulanto 75-kii sano ee maamulkeedan uu jiray. ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 32aad

Read More »

Bar aqoonkaal 06 oct 2024.

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 31aad

Read More »

Hal sano kadib duulaanka Israel ee Gaza, Maxaa shacabka Falastiin u hirgalay?

Himilo- Tan iyo 7-dii Oktoobar, dhowr dal ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dawladnimada Falastiin, iyagoo dib u cusboonaysiiyay ballanqaadkooda xal ku saleysan laba dawladood. Dalalkan waxay sidoo kale si mideysan uga soo horjeesteen go’aanka Israel ee ah qabsashada sharci-darrada ...

Read More »

Shaxda ay Arsenal kaga hortageyso Southampton.

Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Southampton kulan ka tirsanaa premier League. Gunners ayaa la hubaa in ay ka maqnaan doonaan Martin Odegaard, Kieran Tierney iyo Oleksandr Zinchenko kuwaas oo dhaawac ku maqnaan doona. Xiddiga Kiwior ayaa laga yaabaa in ...

Read More »

Bar Haweenkeena 05 10 2024

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 30aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan