Home / Arrimaha Bulshada (page 30)

Arrimaha Bulshada

Haweenka Afghanistan oo ka banaanbaxay xayiraad goobaha is qurxinta

Haweenka Afgaanistaan ​​ayaa sameeyay mudaaharaad naadir ah oo ay kaga soo horjeedaan go’aanka Taliban ay ku xirtay goobaha qurxinta dumarka. Haweenka ayaa ku qeylinayay “Shaqo, Rooti iyo Cadaalad” xilli ay isugu soo bexeen magaalada caasimadda ah ee Kabul. Ilaalada Taalibaan ...

Read More »

Haweenka Baraha Bulshada ku iibiya cuntooyinka bisil,Daawo

Faadumo Cabdi Isaaq, waxaa ay ka mid tahay haweenka sameeya cuntooyinka bisil kuna iibiya guryahooda. Markii hore Faadumo cuntada marka ay sameyso waxaa ay ku wareejin jirtay Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Hayeeshee Gabar saaxiibteed ah ayaa ku dhalisay aragtida ah in ...

Read More »

Itoobiya oo hal maalin tallaashay 566M oo Geed,Sawirro

Dowladda Itoobiya ayaa jebisay Rikoorka geed tallaalidda halka maalin oo ay isla iyada iska jebisay kaddib markii ay hal maalin dadka Itoobiya ku tallaaleen 566Milyan oo Geed. Sidan oo kale ololahan kii ka horreeyay Itoobiya waxaa ay ku tallaashay maalin ...

Read More »

Inter Miami oo soo bandhigtay Messi xilli ay kaalinta ugu hooseysa ku jirto

Kooxda Kubadda Cagta Inter Miami ee ka ciyaarta Horyaalka MLS-ka Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Leonel Messi. Xiddiggan oo isaga tagay PSG ayaa doortay Kooxda ka ciyaarta MLS-ka xilli kooxda ay ku dhowdahay in ay u laabato ...

Read More »

Barnaamijka Todobaadka Dalka iyo Dadka,dhegeysi

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Todobaadka Dalka iyo Dadka.

Read More »

Xirfadlayaal soo bandhigay hibada hal abuurkooda,Daawo

Iyada oo Dunida laga xusay maalinta Xrifadaha Adduunka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho xuska maalintaas. Munaasibadda oo ay isku arkeen Xirfadlayaal Soomaali ah soona bandhigayay xirfadaha iyo fikradaha ganacsi ee ka dhexguuxayay oo ay rumeeyeen ayey qaarkood ku soo nandhigeen ...

Read More »

Barnaamijka Kas-wadaag, dhegeysi

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag.

Read More »

Wiilasha dibadda ka yimid ee cuntooyinka ku sameeya Muqdisho,Daawo

Koox dhallinayro ah oo ka soo laabtay dalka dibaddiisa ayaa waxaa ay Muqdisho ka hirgeliyeen aragti ganacsi oo ay ku sameeyaan Cuntooyinka dalka dibaddiisa ay ku soo barteen. C/Qaadir C/raxmaan iyo koox dhallinyaro ah oo dibadda ka yimid ayaa aragtidan ...

Read More »

Ninka Aroor walba agabka la isku qurxiyo ka raadiya Badda,Daawo

Abuukar Cismaan waa wiil dhallinyaro ah oo xirfaddiisu tahay in uu Badda ka raadiyo alaabaha lagu qurxiyo Guryaha iyo kuwa ay xidhaan Haweenku. Waxaa uu Aroor walba  u kallahayaa Badda,waxaana uu ka raadiyaa, Kuusha Haweenku xidhaan, Aleesha iyo qalfoofta Xayawaannada ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee Dadweynaha

Sanadkasta maanta oo kale waxaa Dunida laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee dadweynaha,waxaana la sameeyaa jaantuska kororka tirada dadka ee Caalamka. Sanadkan Isbeddelka tirada dadka ee Caalamka ayaa ka duwan kii sanadkii hore maanta oo kale laga xusay Adduunka. Tirada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan