Home / Caafimaad (page 16)

Caafimaad

Cabsi uu ka qaaday dhimashada ayaa ka go’say 100 kg

Himilo FM – Nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka go’ay miisaan dhan 100 kg sabab ku qotonta cabsi uu ka qaaday sheekooyin ku saabsan dad u dhintay buurnaanta xad dhaafka ah. Craig Mody oo ka soo jeeda magaalada ...

Read More »

11 Milyan oo qofood ayaa u dhintay cuntada aan caafimaadka laheyn

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa tilmaamtay in  11 Milyan oo qofood inay u dhinteen cunto aan laheyn caafimaad oo ay ku badan tahay sokorta iyo cusbada sannadkii 2017-dii. Cuntada caafimaadka aan laheyn ee u saaxiibka ah cusbada iyo sokorta ayaa ...

Read More »

Dhacdo caafimaad tii ugu horreysay nuuceeda oo la diiwaan geliyay!

Himilo FM –Dalka Taiwan, koox dhaqaatiir ah ayaa waxaa kedis ku noqday xaalad caafimaad oo noqonaysa tii ugu horreysay ee nuuceeda ah islamarkaana lagu arko dunida. Dhaqaatiirta ayaa indhaha gabar ku jirta da’da labaatameeyada waxay ka soo saareen 4 shinni ...

Read More »

WHO: Haweenka ayaa xilligan ka cimri badan ragga

Himilo FM –Khubaro katirsan hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegay in celceliska da’da nolosha dadka caalamka korortay tan iyo sannadkii 2000 inka badan 5 sanno. Warbixinta hay’adda WHO ayaa xustay in koror laga dareemayo celceliska da’da dadka caalamka tan iyo billowgii ...

Read More »

2-da April- Maalinta caalamiga ee xanuunka Autism-ka

Himilo FM –Xanuunka Autism-ka oo aan loo heyn eray bixin Soomaaliyeed ayaa inta badan ku dhaca carruurta, waxa uu ku keenaa dib-u-dhac xagga korriimada, fahamka, hadalka, dhaq-dhaqaaqa iyo la falgalka bay’adda ku hareereysan. Autism-ka waxa uu sababi karaa garaad gaabni, ...

Read More »

Shiinaha: 77 jir aan xiirin timahiisa 54 sanno!

Himilo FM –Dadka isticmaala warbaahinta bulshada dalka Shiinaha ayaa ku dhiiri gelinaya nin 77 jir ah in uu codsado rikoor caalami ah oo uu ka dalbanayo hay’adda Guiness World Records kaddib markii uusan jarin timahiisa muddo 54 sanno ah. Sawirka ...

Read More »

Ingiriiska: Oggow sababta ay u dhintaan 70 kun oo qofood sannad kasta

Himilo FM –Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa daaha ka qaaday in fadhiga joogtada ah iyo dhaqdhaqaaq yarida badan sabab u yihiin dhimashada 70 kun oo qofood gudaha dalka Ingiriiska sannad kasta. Khubarada ayaa ka digay in Ingiriiska uu ku tiirsan ...

Read More »

24 Maarso: Maalinta caalamiga ee Qaaxada

Himilo FM –Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ...

Read More »

Ukunta oo laga soo calaameeyay xog caafimaad oo halis ah

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa xog ka tilmaamtay isticmaalka badan ee ukunta iyo kororka Cholesterol-ka dhiigga iyo cudurrada ku dhaca wadnaha ee sababi kara dhimasho. Baaritaanka oo lagu daabacay wargeyska “Wall Street Journal” ayaa tilmaamay in 300 mg oo cholesterol ...

Read More »

Thailand: Saraakiisha booliiska ee buuran oo xal loo helay!

Himilo FM –Xarumaha booliiska dalka Thailand ayaa u diraya saraakiisha buuran kaamam lagu yareeyo caloosha iyadoo tani qeyb ka tahay barnaamij laga fulinayo dalka oo loogu magac daray ” baabi’inta caloosha” Kaddib tijaabo lagu guuleystay oo socotay muddo labo toddobaad ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan