Home / Caafimaad (page 18)

Caafimaad

Maqaal- Natiijooyinka caafimaad ee laga dhaxlo guurka da’yarta

Taranka bini’aadamka iyo kobaciisa si uu u camiro dhulka uguna hirgaliyo akhlaaqda iyo dabeecadaha suuban ayaa ah udub dhexaadka ujeedooyinka uu bini’aadamka uu u joogo dhulka , si tarankaas uu uga hufnaado wax walbo oo dhaawacaya hadafka taranka iyo qaababkiisa. ...

Read More »

Diyaarad si deg deg ah u caga dhigatay markii rakaab badan ku xanuunsadeen!

Himilo FM – Diyaarad ka soo kacday magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa si deg deg loogu dejiyay garoon kaddib markii qaar kamid ah rakaabka ku xanuunsadeen. Waxaa la soo wariyay in diyaarada Ural Airlines oo tirsigeedu yahay U6-893 inay ...

Read More »

Khatarta cuntada la boobsiiyo oo laga digayo!

Himilo FM – Baaritaano caafimaad ayaa muujiyay khatarta laga dhaxli karo cuntada sida boobsiiska ama sida dhaqsida ah loo cunno iyadoo khubarada iyo dhaqaatiirta xaqiijiyeen sida ay muhiim u tahay in si hagaagsan loo qaato cuntada. Sababaha qofka ku keeni ...

Read More »

Jabaan: Dadka sigaarka caba oo hoos u dhacay

Himilo FM – Dadka sigaarka caba ee dalka Jabaan ayaa hoos u dhacay sannadihii ugu danbeeyay sida baaritaano cusub muujiyeen. Dalka dhaca bariga fog ee Asia ayaa lagu soo waramayaa in inbadan oo dadkiisa kamid ah inay go’aansadeen joojinta cabista ...

Read More »

Haweenay aan maqli kerin keliya codka ragga!

Himilo FM – Haweenay u dhalatay dalka Shiinaha ayaa laga helay xannuun ku dhaca maqalka oo naadir ah kaasi oo qofka ka dhigaya inuusan maqli karin codadka hoose gaar ahaan codka ragga. Warbaahinta Shiinaha ayaa qortay in haweenayda oo ka ...

Read More »

Dhaqtar hurday isaga oo qaliin ku jira oo la boggaadiyay

Himilo FM – Nin u dhashay dalka Shiinaha oo qaliinka sameeya ayaa hurday isaga oo ku jira howlgal qaliin bukaan, waxaana sawir muujinaya arrintaasi uu ku baahay baraha bulshadda. Waxaa ka muuqda sawirka Luo Shanpeng oo ka shaqeeya isbitaalka People’s ...

Read More »

Shiinaha: Wiil kelidiisa iibsaday si uu u gato Iphone!

Himilo FM – Dhowr sanno kaddib markii uu iibiyay mid kamid ah kelidiisa si uu u helo taleefan Ipad ama Iphone ah waxa uu hadda wajahayaa Wang xaalad caafimaad darro oo liidata. Wargeyska Daily Mail ayaa ku soo waramaya in ...

Read More »

Daraasad: Maxaa sabab u ah quurada ku sii badanaysa dadka?

Himilo FM – Waxaa jira dad badan oo dhibsada quurada si gaar ah waxay arrintan saameyn ugu leedahay dadka wada nool ee lamaanaha ah, ka waran haddii quurada dadka caalamka sii kordhayso sida lagu oggaaday daraasad cusub. Isbitaalka boqortooyada caalamiga ...

Read More »

Mataano dhalashadooda u dhaxaysay 12 maalin!

Himilo FM – Ma cusba in mataano la dhalo, waan aragnaa ama maqalnaa, wax badan ma kala dambeeyaan sida caadiga ah markay dhalanayaan . Balse haweeney u dhalatay UK ayaa diiwaan sameysay kaddib markii ay dhashay mataano kala dambeeyay 12 ...

Read More »

Sababta uu dhiig u ilmeeyo wiil Hindiya ah oo dhaqaatiirta garan waayeen

Himilo FM – Dalka Hindiya, dhaqaatiirta ayaa daweeyay bukaan xannuunsanaa oo dhiig ilmeynaya markasta iyadoo aysan dhaqaatiirta u suura gelin inay oggaadaan sababta arrintaasi. Bukaanka oo ah 22 jir ayaa lagu soo waramayaa inuu tagay isbitaal kaddib markii uu laba ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan