Home / Caafimaad (page 19)

Caafimaad

Habab cusub oo hagaajinaya caafimaadkaaga sanadka 2019

Himilo FM – Dhalashada sanadka cusub, waxay u badan tahay inaad ka fekirayso horumarinta wax badan sida caafimaadkaaga oo ay tahay inaad ilaaliso. Sida caadiga ah, inta badan waxay talada caafimaadka ku soo uruurtaa samey socod badan, miisaankaaga oo aad ...

Read More »

UNICEF: 400 kun oo cunug oo dhalan doona maalmaha ugu horreeya 2019

Himilo FM – Hay’adda UNICEF ee u qaabilsan QM arrimaha carruurta ayaa shaacisay inay dhalan doonaan 395 kun oo cunug caalamka oo dhan maalmaha ugu horreeya ee sanadka 2019-ka. Carruurta ugu badan waxay ku dhalan doonaan koonfurta Asia, waxaana la ...

Read More »

Vietnam: Daanyeerada oo loo cuno sababo caafimaad!

Himilo FM – Booliiska dalka Vietnam ayaa xeray 6 qofood oo lagu eedeeyay inay dileen nuuc kamid ah daanyeerada dalkaasi ee tirada yar iyaga oo toos ka ahaa shabakadda Facebook-ga. Ka ganacsiga daanyeerada waa wax caadi ka ah Vietnam halka ...

Read More »

Hindiya: 1 milyan oo qofood ayaa u dhinta wasaqda hawada sannad kasta

Himilo FM –  Baaritaan cusub ayaa muujiyay in ku dhawaad 1.2 milyan oo qofood inay u dhinteen wasaqda hawada dalka Hindiya sannadkii la soo dhaafay ee 2017. Waxay ka dhigan tahay tiradan 12% guud ahaan dhimashada lala xiriiriyo wasaqda hawada caalamka ...

Read More »

Waa maxay cudurka ay qabaan 24% dadka caalamka?

Ku dhawaad afar meelood meel dadka caalamka oo u dhiganta inka badan 1.5 bilyan oo qofood ayaa ka cabanaya cudurka dhiig yarida ama dhiig la’aanta. Carruurta kahor da’da waxbarashada hoose ayaa ah kuwa ugu badan ee cudurkan uu haleelo, waxaana ...

Read More »

Cudurrada dhimirka: $16 Tiriliyoon ayaa ku baxeysa illaa 2030-ka

Warbixin cusub ayaa daaha ka qaaday in haddii aan waxba laga qaban cudurrada dhimirka ee dunida ku soo kordhaya illaa sanadka 2030-ka in lagu weynayo dhaqaale ka badan 16 Tiriliyoon oo doolar. Warbixinta majalada Lancet ayaa lagu xusay in xanuunada ...

Read More »

Yaa quuro badan ragga iyo dumarka?

Waxaa la yiraahdaa ragga ayaa ayaa ka quuro badan dumarka oo waliba cod sare ku quuriya laakiin baaritaan cusub ayaa xaqiijiyay in dumarka quuriyaan waliba si xooggan. Baaritaan caafimaad oo laga sameeyay Ingiriiska ayaa muujiyay in gabdhaha dhallinyarada ah ee ...

Read More »

Aljeeriya oo daabacanaysa lacag cusub sababo caafimaad awadeed

Muqdisho – Wargeyska Al-Shuruuq ee ka soo baxa Aljeeriya ayaa shaaciyay in bankiga dhexe ee dalkaasi uu ka shaqeynayo  lacag cusub oo uu dalku soo daabacdo sababo lala xiriira caafimaad darro. Sida lagu xusay warbixinta wargeyska, lacagta dalkaasi ee hadda ...

Read More »

Farriin caafimaad oo u digaysa ragga aan khuraacan!

Muqdisho – Natiijada daraasad ay sameysay jaamacadda Harvard ayaa tilmaamtay in ragga aan khuraacan markasta ay u nugul yihiin cuduradda ku dhaca wadnaha gaar ahaan xanuun xanniba dhiigga taga wadnaha. Wargeyska “Circulation” ayaa daabacay baaritaanka oo qeexay in ragga aanan ...

Read More »

Canugaagu waa uu ka caafimaad badnaanayaa filkiisa haddii aad u dhameystirto Naas-nuujuinta

Muqdisho – Naas-nuujinta oo carruurta loo joogteeyo lixda bilood ee ugu horraysa, ayaa noqotay fursadda ugu wanaagsan ee ka baajinaysa ilmaha iyo hooyadaba cudurro khatar gelin kara noloshooda, Caanaha naasku, waa kuwo diyaarsan umana baahna kharash dheeraad ah iyo hawl ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan