Himilo – Waxay ahayd bilowga xurriyad iyo madax-banaani astaan qaranimo iyo qab umadeed suntan oo geyi kamid ah dhulka Somaalida uu ka helay gumeystayaashii dul-deganaa mid kamid ah. Dad badan waxay xusuusan yihiin sida habeenkaasu uga dhignaa dib-u-dhalasho iyo damaashaad ...
Read More »Dalka
Muqdisho iyo maamuuska munaasabadda Ciidda
Himilo – S i la mid ah gobolada dalka dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho waxay maalintii koowaad u dabbaal degayaan munaasabadda Ciidul Adxa. Saaka waxaa lagu waabariistay aroor ka duwan kuwii hore; masaajidka ayaa laga qaadayay takbiirka. guryaha xilli hore ...
Read More »Suuqa shaqada Soomaaliya: Waa hal ubadku ka baahanyahay oo u irmaan ajaaniibta bulshada bariga Afrika!.
Himilo – Soomaaliya ayaa u noqotay dalalka Kenya iyo Uganda il dhaqaale oo si deg deg ah kobac u sameynaya. Dadka Kenyanka ah ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya waxay sannadkii u diraan dalkooda $180 milyan, halka Uganda ay ka hesho ...
Read More »Maqaal: Xal miyaa loo helay Xaalufinta xeebaheenna?
Himilo – Tan iyo burburkii dalka xeebaha Soomaaliya waxay noqdeen kuwo dayacan. Waxyaabaha laga diiwaan galiyay waxaa ka mid ah sumeyn joogta ah, xaafulin xad dhaaf ah iyo dhibaatooyin kale. Waxay soo gaartay heer ay dawladdo la bareeraan damacooda inay ...
Read More »Barnaamijka Haweenka, dhegeysi
21 February – Maalinta caalamiga ee afka hooyo
Himilo – Maalinta caalamiga ee afka hooyo waxaa loo debaal-degaa 21 Febraayo sanad kasta si loo dhiiri-geliyo kala duwanaanshaha luuqadeed iyo midka dhaqan ee caalamka. Waa maalin loo aqoonsaday in lagu turxaan bixiyo afafka oo la aaminsan yahay inay sal ...
Read More »Maqaal: Dabar go’a ku yimid Shillinka Soomaaliga yaa leh dhaliishiisa?
Himilo – Lacagtii astaanta u ahayd Soomaaliya waxaa ka danbeeyay kunka Shilin kaas oo deegaanno badan laga joojiyay adeegsigiisa. Meelaha laga diiday isticmaalkiisa waxaa kamid ah Hiiraan, Mudug, Galgaduud iyo Puntland gabi ahaanba uusan ka shaqayn. Ka guuridda lacagta Shillin ...
Read More »Maqaal: Ciyaaraha maamul goboleedyada ma is dhaxgal bulsho mise kalatag!
Himilo – Garoonka kubadda cagta ee Studio Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay ciyaarihii maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir kuwaas oo soo billowday 29 December sanadkii hore (2023). Ciyaarta kama dambeysta ah waxaa wada ciyaaray kooxaha kala matalayay Galmudug iyo Hirshabeelle. Waqtigii ...
Read More »Xulka Galmudug oo ku guuleytay koobkii Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.
Xulka kubbadda cagta Galmudug ayaa ku guuleystay fiinaalka tartanka kubbadda cagta maamul goboleedyada & gobolka banaadir markii koowaad taariikhda kaddib markii ay gool-kulaadyo kaga adkaadeen xulka kubbadda cagta Hirshabeelle. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan labada xul waxay ...
Read More »Xulka Galmudug oo gaaray fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada & G.Banaadir
Himilo – Xulka kubbadda cagta Galmudug ayaa gaaray fiinaalka tartanka kubbadda cagta maamul goboleedyada & gobolka banaadir markii labaad kaddib markii ay gool-kulaadyo kaga adkaadeen xulka difaacanayo tartanka Gobolka Banaadir. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan labada xuk ...
Read More »