Home / Deegaan (page 4)

Deegaan

Nolosha darbi-jiifta xilliyada qabowgu uu Muqdisho kajiro

Himilo – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad caalami ah iyo dhibaatooyin bani’aadnimo oo qeyb ka ah caqabadaha nololeed ee Insaanka ku gadaaman. Noqoshada qof dib-jir ah oo jiifsada gidaaradda waa waaya’aragnimo xanuun badan. Qof kasta oo ina Aadan wuxuu xaq u leeyahay ...

Read More »

Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada

Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Xagaaga oo kasoo hormaray xilligii ay saadaalinayeen hay’adaha samafalka, ee ahaa billawga Luulyo illaa bisha September. Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo ...

Read More »

Xilli roobaadka iyo xanuunada ka dhalan kara biyaha fadhiya jidadka

Himilo – Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka fariista biyo aad u badan oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa ka dhasha cudurro, iyadoo aanay jirin is xilqaan muuqda oo ku aadan in booyado looga saaro biyahan ...

Read More »

Beeraha Dedan: Xalka mushkiladaha ay wajahaan beeraleyda Soomaaliyeed

Himilo-Dhammaadkii bishii tagtay ee sanadkan ayaa hay’adda maareynta masiibooyinka dowladda federaalka ah ee SODMA soo saartay digniin la xiriirta roobka E lNino, midkaasi oo la saadaalinayo inuu wato biyo fara badan iyo dabeyl. Goobaha ay tilmaamtay inuu si gaar ah ...

Read More »

Maqaal: Maxay tahay sababaha ay u gubanayaan suuqyada Soomaalida?

Himilo-Suuqii ugu dambeeyay ee dab uu qabsado suuqyada Soomaalida waxa uu noqday suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada. Dabka ayaa geystay khasaare hantiyeed oo aad u badan, iyadoo aysan jirin cid wax ku ...

Read More »

Kenya oo billowday olole lagu tallaalayo 15 bilyan oo geed

Himilo-Dowlada Kenya oo ku dhawaaqay qorshe ballaaran oo bilaha fasaxa ee sanadkan lagu beerayo dhir. Qorshahan ayaa ah kii ugu horreeyay ee dowlada Africa ah ay dalkeeda ka samayso. Mashruuca dawladda ayaa ah in la beero dhir gaaraysa 15 bilyan ...

Read More »

Roobabkii ugu dambeeyay ee ka da’ay gobollada maka muuqdaa raadadka El-niino

Roobabkii ugu dambeeyay Gobalada dalka Soomaaliya ka da’ay, maka muuqdaa Raadadka El-niino, maxaa qasaara ah oo ka dhashay ilaa iyo hada. Waa maxey El-niino? Khubaro  ku xeeldheer arrimaha cimillada iyo saadasha Hawada waxey ku qeexan El Niño inay tahay dhacdo la xiriirta ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka.

Himilo-Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa sannadkii 2013-ka ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa lagu qabtay Shanghai dalka Shiinaha 31 Oct sanadkii 2014. Waxaana halheys looga ...

Read More »

Waa kuwee dalalka dalxiisayaasha ugu badan ay tagaan?

Himilo-Dalxiisku waa mid kamid ah waxyaabaha ugu caansan ee dunida waqti dheer ka soo jiray, waxaa jira dalal badan oo duniga ah oo dalxiiska kaliya ku tiirsan, hadabada waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa wadamada dadka ugu badan ay u dalxiis ...

Read More »

Baraarug la’aanta Bulshada iyo Balaayada soo socota.

Himilo-Duufaan loogu magac daray Luban ayaa lasaadaalinayaa inay ku dhufato Soomaaliya, ayadoo dabaylahana la qiyaasayo in xoogoodu uu noqon doono kuwo ilaa 60 mayl saacaddiiba ku socda. Dalka Cumaan, ayaa la sheegay ugu horreyn inay ku dhufaneyso, halka ay soo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan