Home / Dibadda (page 52)

Dibadda

Waa kee xiddiga ay ku fashilantay saxiixiisa Paris Saint-Germain?

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa u dhawaatay Real Madrid xagaagii lasoo dhaafay si ay u go’aamiso inay macquul noqon karto saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Brazil Casemiro. 28 jirkaan ayaa Madrid kaga soo biiray Sao Paulo sanadkii 2013, waxaana ...

Read More »

Pochettino oo xiriir joogta ah la leh Hugo Lloris

Himilo – Tababaraha Paris Saint-Germain Mauricio Pochettino ayaa la warinayaa in uu xiriir dhow la leeyahay xiddiga Tottenham Hotspur ee Hugo Lloris iyadoo ay jiraan warar ku saabsan inuu u dhaqaaqayo caasimadda Faransiiska. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa ...

Read More »

Asamoah: ‘Waxaan dareemayaa inaan joogo guriga’

Himilo – Kwadwo Asamoah wuxuu uga mahadceliyey Cagliari ‘fursadda’ wuxuuna wacad ku maray inuu ka caawin doono Casteddu ‘inay ka gudubto waqti adag’. Xiddigii hore ee garabka uga ciyaari jiray kooxaha Inter iyo Juventus ayaa si xor ah ugu dhaqaaqay ...

Read More »

Klopp oo ka xanaaqay guddiga Liverpool ee diiday saxiixa 100M

Himilo – Jurgen Klopp ayaa ka careysan madaxda Liverpool ee diidan inay la soo saxiixdaan daafaca dhexe ee Napoli Kalidou Koulibaly bishi January. Liverpool ’dalabkeedii ahaa inay difaacato horyaalkeeda Premier League ayaa si weyn u saameysay horaantii xilli ciyaareedkaan markii ...

Read More »

William Saliba oo weerar ku qaaday tababaraha Arsenal Mikel Arteta

Himilo – Daafaca Arsenal William Saliba ayaa sheegay inuu haatan dareemayo inuu ka mid yahay koox ka dib markii uu si dhaqso leh ula qabsaday intii uu amaahda ku joogay Nice. Markii laga reebay loolankii garoonka Emirates Stadium, Saliba ayaa ...

Read More »

Marc Albrighton: ‘Leicester waxay u dagaallameysaa seddex koob’

Himilo – Marc Albrighton wuxuu rumeysan yahay in Leicester ay si buuxda ugu tiirsan tahay inay ceyrsato seddex koob. Foxes ayaa ku jirta kaalinta seddexaad ee Premier League ka dib kulankii Axadii ee 0-0 ku dhamaaday ee Wolves. Waxay sidoo ...

Read More »

Hodgson: ‘ Zaha wuxuu doonayaa inuu ciyaaro Champions League’

Himilo – Roy Hodgson ayaa rajeynaya in Crystal Palace markale ay wajihi doonto dagaal si ay u ceshato Wilfried Zaha xagaagan, waxaana uu aaminsan yahay in gooldhaliyaha ugu sareeya kooxda inuu sii hayo hamigiisa ah inuu doonayo inuu ciyaaro Champions ...

Read More »

Samuel Umtiti waa tee Kooxda uu diiday inuu ku biiro bishii January

Himilo – Liverpool ayaa lasoo warinayaa in ay xiiso u muujisay saxiixa daafaca kooxda Barcelona ee Samuel Umtiti intii lagu guda jiray suuqii January. Iyadoo Virgil van Dijk, Joe Gomez iyo Joel Matip ay dhamaantood garoomada ka maqnaan doonaan xilli ...

Read More »

Vidal: ‘Aalaaba waa la beddelaa Lambarka 22’

Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Inter Arturo Vidal ayaa lagu soo warramayaa inuusan ku faraxsaneyn in la bedelo kulankii ay guuldarada 2-1 ka soo gaartay Juventus. 33-jirka reer Chile, oo jaalle qaatay sidaasna lagu ganaaxay lugta labaad ee Allianz ...

Read More »

Rugani: ‘Waan ka xumahay sida ay wax noqdeen’

Himilo – Daniele Rugani ayaa ku laabtay Serie A-da isaga oo ka mid noqday Cagliari, laakiin amaahda Juventus ayaa sheegay inuu ‘dareemayo xumaan sida ay wax u noqdeen’waayihiisii Stade Rennais. 26 jirkaan ayaa amaah mushaar ah ugu dhaqaaqay Rennes xagaagii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan