Home / Habka-Nolosha (page 119)

Habka-Nolosha

Liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan kubadda cagta.

Muqdisho – Kadib markii ay kooxda Barcelona ku dhawaaqday heshiiska laacibka reer France ee Ousmane Dembélé isla markaana ay soo ban-dhigtay maanta oo Isniin ah, waxaan idiin soo gudbinayna 10-ka laacib ee ugu qaalisan kubadda cagta. Neymar ayaa wixii Dembelle ...

Read More »

Ousmane Dembele  oo shan sano oo heshiis ah u saxiixay Barcelona.

Muqdisho – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka France ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Barcelona ka dib markii uu heshiis shan sano ah u saxiixay kooxda reer Spain ee Barcelona. Ousmane Dembele ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sano ...

Read More »

Man City oo dirqi kaga adkaatay naadiga AFC Bournemouth.

Muqdisho – Kooxda Man City ayaa daqiiqaddii ugu danbeysay kasoo gudubtay dhiggeeda AFC Bournemouth ciyaar ka dhacday garoonka Vitality Stadium. Naadiga City oo kulankan kii ka horreeyay barbaro kala kulantay kooxda Everton ayaa kulankan dhibcaha qaadatay in kasta oo ay ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo diiday dalabka Barcelona ee Angel di Maria

Muqdisho – Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalab 35 milyan oo Euros ah oo ay Barcelona ku dooneysay xiddiga garabka uga ciyaara Angel Di Maria. 29 jirkan ayaa lala xiriirinayay kooxda ka dhisan La Liga Isbuucyadii dhowaa ...

Read More »

Zlatan Ibrahimovic  oo dib ugu soo laabtay Manchester United, lambarka 10-aad ayuu xiran doona.

Muqdisho : Manchester United waxa ay ku farxsantahay in ay ku dhawaaqdo in Zlatan Ibrahimovic uu sii wadan doono safarkiisa kooxda, wuxuuna saxiixay hal sano oo heshiis ah, wuxuu xiran doonaa funaanadda lambarka 10-aad, ayaa lagu qoray mareegta rasmiga ah ...

Read More »

Alexis Sanchez oo kusoo laaban doona safka kooxda Arsenal kulanka Liverpool.

Muqdisho : Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ku kalsoon in Chilean-ka heerka caalamie ee Alexis Sanchez uu diyaar u noqon doono kulanka kooxdiisu ay wajihi doonto naadiga Liverpool. Maamulahan ayaa xaqiijiyay in Alexis Sanchez uu soo muuqan doono ...

Read More »

Koontada Barca oo la dhacay laguna qoray inay la saxiixatay Di Maria.

Muqdisho – Kooxda Catalan ayaa la jabsaday mid kamid ah baraheeda bulshada gaar ahaan Twitter-ka, dadkii jabsaday ayaana si barabagaando ah ugu soo qoray heshiis aysan kooxdu gelin. Twitter-ka Barcelona ayaa la jabsaday saacadihii hore ee maanta oo Arbaco ah, ...

Read More »

Liverpool oo aqbashay heshiis ay Madrid kaga saxiixanayso Mateo Kovacic.

Muqdisho – Liverpool ayay wararku sheegayaan in ay heshiis la meel-dhigatay xiddiga kooxda Real Madrid ee Mateo Kovacic oo kamid ah ciyaartoydii ku guuleystay horyaalka iyo koobka horyaallada Yurub sanadkii lasoo dhaafay. Jurgen Klopp ayaa horay ula soo saxiixday xiddigaha ...

Read More »

Rooney oo goolkiisii 200aad ka dhaliyay Man City.

Muqdisho – Wayne Rooney ayaa ka yaabsaday mar kale taageerayaasha kooxda Manchester City kadib markii uu garoonkooda ku dhaliyay goolkiisii 200aad ee Premier League habeennimadii Isniinta. England-ka heerka caalami ayaa codow kubadeed la ahaa  Manchester City 13 sano oo uu ...

Read More »

Laacibiinta caan ku noqday naaneysahooda.

Muqdisho – Ciyaartoy badan waxa ay caan ku yihiin naaneystooda waxaana qarsoomay magacooda dhabta ah, laacibiin badan oo caan ah ayaa lumiyay magacooda isla markaana qaatay magaca ay funaadda ku qorteen ee aslan ahaa naaneysta. Liiska xiddigaha magacoodu qarsoomay hlkan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan