Himilo – Dadka ka qeybgalayay xafladda aroos, waxay jawi farxadeed la qaadanayaan lammaanahan aqal galaya, balse daqiiqado intii lagu guda jiray dheesha iyo qoob-ka ciyaarka ayaa wax kasta is beddeleen markii arooskii uu si lama filaan ah ugu geeriyooday hortooda. ...
Read More »Habka-Nolosha
Hay’adda WHO oo ka digtay in carruurta la siiyo saddex sharoobo
Himilo – Hay’adda caafimaadka adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa ka dhigtay isticmaalka saddex sharoobo, kuwaas oo lagu sameeyo dalka India. Hay’adda ayaa kula talisay dawladaha haddii ay sharoobooyinkan oo ay ka mid tahay Coldrif ku arkaan dalalkooda ...
Read More »Maxay tahay sababta Nigeria dadkeeda ka dhigtay kuwa ugu cimri yar dunida?
Himilo – Dadka reer Nigeria ayaa noqday kuwa ugu cimriga yar dadyowga dunida sida lagu sheegay xog ay soo saartay Qaramada Midoobay. Celceliska cimriga dadkooda waxaa lagu sheegay wax ka yar 55 sano. Sooyaalka nololeed ee ragga ayaa celcelis ah ...
Read More »Haweeney hal kiilo oo cidiyaheeda ah ku iibsatay in ka badan 20 doollar
Himilo -Haddii aad urursanaysay ciddiyahaaga oo aad u baahan tahay lacag degdeg ah, waxaa fiican inaad ka fikirtid inaad ku iibiso gudaha Shiinaha, halkaas oo loo adeegsado daawo dhaqameed. Caadiyan, ciddiyaha waa la tuuraa marka la iska jaro, balse sida ...
Read More »Sidee ayay dhallinyaro madaxweynaha Madagascar ugu qasbeen inuu kala diro dawladdiisa?
Madaxweynaha Madagascar ayaa sheegay inuu kala diray dawladdi dalka kaddib dibad-baxyo ay hoggaaminayeen dhallinyaro ka biyo diidsanaa adeegyada xukuumadda. Mudaharaadyada waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 kale sida ay sheegtay Qaramada ...
Read More »ICC oo dacwad ku soo oogtay madaxweynihii hore ee Philippines Rodrigo Duterte
Himilo – Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa madaxweynihii hore ee Philippines Rodrigo ku soo oogtay saddex dacwadood oo ah dembiyo ka dhanka ah aadanaha, iyadoo lagu eedeeyay inuu ka qayb qaatay dilal badan intii uu hoggaanka hayay ee ...
Read More »WHO: Geerida cudurka daacuunka oo kor u kacday 50% sanadkii 2024
Himilo – Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in dhimashada ka dhalatay cudurka daacuunka ay caalamka oo dhan kor u kacday 50% sanadkii 2024, marka loo eego sanadkii ka horreeyay. Xogta WHO ayaa sidoo kale muujisay in kiisaska la soo ...
Read More »Nepal oo wajahaysa mawjado deganaan la’aan ah
Dowladda Nepal ayaa ku dhawaaqday bandow aan waqti cayiman lahayn oo laga hirgeliyay caasimadda Kathmandu, saacado yar kadib markii la qaaday amarkii hore ee bandowga. Xafiiska Maamulka Degmada Kathmandu ayaa sheegay in bandow-ga uu dhaqan galay guud ahana magaalada, islamarkaana uu ...
Read More »UNRWA oo ka digtay ‘jiil luma’ maaddaama 660,000 carruur ah oo reer Gaza ay weli dugsiyada ka maqan yihiin
Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA) ayaa ka digtay halista mustaqbalka waxbarasho ee carruurta Gaza, iyadoo sheegtay in in ka badan 660,000 carruur ah loo diiday fursad waxbarasho . “Dagaalka Gaza waa dagaal ka dhanka ah ...
Read More »Xisbiga Talada Uganda oo Mar Kale Musharax Madaxweyne u Doortay Yoweri Museveni
Himilo – Xisbiga talada haya ee Uganda, National Resistance Movement (NRM), ayaa si rasmi ah u ansixiyay Madaxweyne Yoweri Museveni inuu noqdo musharaxooda rasmiga ah doorashada madaxtinimada ee dhici doonta Janaayo 2026, taas oo noqon doonta muddo-xileedkiisii toddobaad. Museveni oo ...
Read More »
Radio Himilo
