Home / MAQAALO (page 8)

MAQAALO

Dhallinyaro dulman – Oraah marin habaabineysa da’yarteenna

Muqdisho – Waxaa innagu badan oraahda ah ‘dhallinyaradu wey ku dulmantahay siyaasada maadaama aan xil loo dhiibin ama koonta xaddidan oo xoogan aan laga dhex siin baarlamaanka wadanka’, sidoo kale waxaa aad u badan dhallinyarada ay saameyn ku yeelatay kalimaddaas ...

Read More »

Maxaan kaga doorbidnaa barashada Ingiriiska luqadda carabigga?

Muqdisho – Dastuurka Soomaaliya waxaa rasmiyan ugu dhigan labo luuqad oo kala ah; Afsoomaali iyo Carabi, afka hooyo ee Soomaaliga ayaa labo u sii qeybsama kuwaas oo kala ah, Maay iyo Maxaa tiri, inkastoo ay jiraan lahjado kale oo lagaga ...

Read More »

Dalmar Caddow Maalin: Soomaali aragga la’a oo ku hadla seddex luqadood!

Muqdisho – Dalmar waa wiil dhallinyaro ah oo ku jira da’da labaatameeyada,waxa uu ku dhashay oo uu hadda ku nool yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka,waa qof arragga naafo ka ah oo aan waxba arki karin,waxa uu arragga beelay isaga ...

Read More »

Oktobar – Bil kulmisay dhacdooyin Xasuus innagu leh!

Muqdisho – Markii aad dhageysaneyso heesta Qarni waliba Sebenkii,  qorraxiba dharaarteed, waxaa daremeysaa in maalmuhu isku si aysan gabbalku ugu dhicin, waaguna ugu baryin. Seben walbana uu xanbaarsan yahay dhaxalkii gaarka ah. Hayeeshe, maalin walba waxay lasoo baxdaa wajigeeda qaas ah, ...

Read More »

Musiibadii 14-ka Oktobar – Wixii dhacay waa laga soo kabanayaa!

Muqdisho – Waxaa laga joogaa labo sanno markii tiro ka badan 500 oo Soomaali ah ay ku dhinteen qarax lagu tilmaamay inuu ahaa midkii ugu weynaa ee qarniga 21aad ee ka dhaca dunida saddexaad. Balse labo gu’ kaddib goobtani ma ...

Read More »

Fahamka bulshada ee shaqada taraafikada

Muqdisho – Taariikhda inta lagu hayo booliiska Taraafikada waxa ay soo bilaabatay goor laga joogo ku dhawaad laba qarni, saxmada iyo buuqa ka jira wadooyinka lama xalin kari laheyn iyadoo aan loo helin sharci iyo awoodo ka shaqeya si loo xakameeyo ...

Read More »

Maareyn ceynkee ah ayuu kaaga baahan yahay ganacsigaaga yar?

Muqdisho – Ganacsiyada yar yar waxa lagu qeexaa inay yahiin kuwo ka xadidan dhinacyo badan sida milkiilaha oo ah hal qof ama ay cid gaar ah ku abtirsato sida Qoys, ra’samaalkooda oo kooban iyo shaqaalahooda oo tiro ahaan yar. Tusaale ...

Read More »

Dookha guur-takoor waa ka mamnuuc

Muqdisho – Quursiga Heyb sooca ama takoorka waxa uu galaa dhinacyo badan, balse kan aan hadda kaga hadlayo maqaalkaan waa midka guurka oo aan dhib yareyn sida aan qisooyinkiisa ka arki doono. Waxaa dhacda haddiiba ay is-guursadaan lamaane ka soo kala ...

Read More »

Ma heli karnaa da’yar midaysan?

Muqdisho – In la kufo lana kaco waa arrin sahlan, sababtoo ah ruux aan kufin maba kaco, taasi waxa ay daliil muuqata u tahay in guul daradu na tusto guul, guushune ma timaado adiga oo aan guul dareysan. Waxaan aheyn ...

Read More »

Waa halka loo tiiranayo hoos u dhaca daawashada kubadda cagta dalkeenna

Muqdisho – Kubadda cagta waa mid kamid ah noocyada cayaaraha ee sida weyn  loo xiiseeyo, dadka jecel kubadda cagta ayaa lagu sheegaa 4 billion oo ruux marka loo eego dadka kunool dacallada dunida oo lagu qiyaaso 7.3 billion, taasi oo ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan