Home / Wararka (page 30)

Wararka

Maalinta Caalamiga ee Duurjoogta

Muqdisho – 3-da bisha March sanad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysa baahida degdegga ...

Read More »

Duur-joogteenna – dhaxal lumay!

Muqdisho – Duur-Joogta dhaqan ahaan waxaa loo dhiraandhiriyaa noole siiba sanku-neefle aan la dhaqan gelin. Hayeeshe, waxaa timid in lagu daro dhamaan dhirta, noolaha yaryar iyo ilma-aragtida ku nool duur—goob aanay dadku ku lahayn raad saameyn leh. Gaasa-baxsiga daaqa iyo ...

Read More »

Haweeney Bisadaha gabaad ku siisa aqalkeeda si aysan qabow ugu dhiman

Muqdisho – Cimilada magaalada Terkirdag ee dalka Turkiga waxay tahay mid qabow sanadkan, hayeeshe qof jecel xanaaneynta Bisadaha ayaa la yimid xal loo baahnaa kaas oo u oggolaanaya Mukulaalaha jidadka taagtaagan ama baadida ah inay ka gabaadsadaan darbada qabowga – iyada oo ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ku saabsan Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Takoorka

Muqdisho – Tani iyo markii ina Aadan yimid arlada guudkeeda, mid kamid ah mushkiladaha mahadha reebay ee kaliftay is-qaadan waaga bulshooyinka dunida saaran waa takoorka ama faquuqa. Waana caqabadaha waaweyn ee ragaadiyay nolosha jiilal badan oo fac-ka-fac ku noolaa gaar ...

Read More »

Sheekada ninka is baray ku dhawaad 100 luqadood oo afafkii hore ah

Muqdisho – 86-jir lagu magacaabo Riccardo Bertani, waa nin fariid ah. Ka dhashay qoys beeraley ah oo ku nool Caprara oo ah degmo hoos tagta Reggio Emilia ee dalka Talyaaniga, wuxuu kaga haray tacliintiisa dugsiga hoose isaga oo ku halgamay inuu tarjumo oo ...

Read More »

Laba cunug oo mataano ah oo ku qarqoomay qasaalad ay ku dhex dhaceen

Muqdisho – Qoys ku nool magaalada Delhi ayaa in badan oo ay baadi-goobeen laba wiil oo mataano 3-jir ah kadib waxay ka dhex heleen qasaaladda lagu dhaqo dharka iyaga dul-sabeynaya. Labada cunug oo lagu kala magacaabo Neeshu iyo Naksh waxaa ...

Read More »

Daawo: Ey duugaya walaalkiis oo dhintay

Muqdisho – Dad badan oo dunida ku nool waxaa dareen naxariis ku beeray muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Ey aasaya walaalkiisa ahna saaxiibka rumaad. Eyga wuxuu u dhintay jugta gaari jiiray gudaha dalka Thailand. Fiidiyowga oo lagu duubay degmada Buriram waxaa ...

Read More »

Habka tacliinta dadban ee koorsada la yiraahdo iyo aragtida ardayda

Muqdisho – Hab-tacliimeedka dadban waxay sanadihii tagay kusoo kordheen magaalada Muqdisho. Xarumaha ama dugsiyada bixiya habka tacliinta dadban ama fudud ee loo yaqaan Koorsada oo ah koobis iyo guud-mar lagu sameynayo manhajka sanad-dugsiyeed ee loogu tala-galay in lagu qaato sanad ...

Read More »

Dhageyso: Tacliinta iyo Jaceylka iyo aragtida dhalinyarada

Muqdisho – Waxay yiraahdeen jaceylku malahan xad iyo soohdin. Ma yaqaan caddaan iyo madow. Ma qoro sabool iyo tanaad. Mana ku sargo’na kuf iyo gayaan. Hayeeshe, tacliinta iyo caashaqa waa doodda ilaa hadda aan baalasheedaba la laabin ee u furan gorfeynta. ...

Read More »

Islaan 82-jirta iyo wiil 28-jir ah oo is guursaday jaceyl kadib

Muqdisho – Waxay yiraahdeen jaceylku malahan xad iyo soohdin. Maya yaqaan caddaan iyo madow. Mana qoro sabool iyo tanaad. Balse sheekada cajiibka leh ee ku saabsan sida 28-jir Induniisiya u dhashay uu jaceyl ula wadaagay haweeney ka da’weyn 54-sanadood markii ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan