Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa goolashii ugu badnaa xagaagan oo koox laga dhaliyo ka dhalisay FC Muqdisho kulan ka dhacay gegada Banaadir Stadium oo ku soo idlaaday 7-0. Cayaaryahanka lagu magacaabo Feysal Xasan Xaashi ayaa labo gool qeybtii hore ee ...
Read More »Wararka
Banaadir SC oo xasuuq u geysatay Saxafi
Kooxda Banaadir SC ayaa sii joogteysay kulamada aan dhankeeda dhulka la dhigin, waxayna markaan cashir qaraar u meerisay Saxafi FC si ay hogaanka u dheereysato. Daadir Amiin hogaamiyaha kooxda Banaadir SC ayaa saddexley dhaliyay halka min hal goor ay shabaqa ...
Read More »Kooxaha Banadir SC iyo Saxafi oo ku balansan gegada Banaadir Stadium
Kooxaha Banaadir SC iyo Saxafi ayaa ku kulmaya goor dhow gegada Banaadir Stadium kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya. 3:45pm ayuu kulankan soo geli doonaa iyadoo Saxafi ay indhaha ku heyso guushii abid ugu horeysa inay horyaalka kaga gaarto dhigeeda Banaadir. ...
Read More »Heegan oo guul ku soo gebagabeysay qeybta koowaad ee horyaalka kubadda koleyga
Kulan xiiso badan oo ay ka soo qeyb galeen Masuuliyiin, Cayaartoy hore iyo taageerayaal tiro badan gebagebana u ahaa qeybta koowaad ee horyaalka kubadda koleyga Soomaaliya ayaa lagu dheelay gegada Wiish Stadium. Kulankan ayaa dhexmaray kooxaha xagaagan ku loolamaya hanashada ...
Read More »PSG oo ku guuleysatay horyaalka Ligue 1
Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa ku durdurisay dhigeeda Troyes kulan ka tirsanaa horyaalka Faransiiska ee Ligue 1. Cayaarta ayaa ku soo idlaatay 9-0 oo ay guushuu ku raacday PSG oo aan dhinaceeda dhulka la dhigin 36 kulan. Edinson Cavani, Javier ...
Read More »PSG oo taariikh cusub u dhigeysa horyaalka Ligue 1
Kooxda kubadda cagta Monaco ayaa barbaro 2-2 ah la gashay dhigeeda Reims Jimichii, waana sababta fursad ay taariikh ku dhigi karto siisay kooxda Paris Saint-Germain. PSG ayaa kulan xiiso badan la dheeli doonta kooxda Troyes. Cayaarta ayaa soo dhici doonta 4ta ...
Read More »Kulankii ugu horeeyay oo kubad koley ah oo maanta si toos ah loo daawan doono
Kulanka xiisaha badan ee dhaxmari doona kooxaha Heegan oo horyaalka kubadda koleyga daafacaneysa iyo I.L.S. ayaa noqonaya kulankii ugu horeeyay oo si toos ah loo daawan doono. Waa kulankii 45aad ee horyaalka Kubadda Koleyga, waana kulankii u danbeeyay oo qeybta ...
Read More »U.S. oo Looga Doodayo in Iran ay Bixiso $2-Bilyan oo Magdhow ah
Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa qabatay su’aal xasaasi ah oo la xariirta haddii ay Iraan bixineyso iyo in kale ku dhawaad laba bilyan oo dollarka Mareykanka ah oo magdhow ahaan loo siinaayo qoysaska dhibbanayaal ku dhintay weeraro la sheegay in ay ...
Read More »