Home / Macluumaad / Israa’iil shacabka magaalada Gaza ku amartay inay ka baxaan

Israa’iil shacabka magaalada Gaza ku amartay inay ka baxaan

Ciidamada Israa’iil ayaa maanta soo saaray amar cusub oo dhammaan dadka ku nool magaalada Gaza City loogu sheegayo inay ka baxaan.
Waxay ku hanjabeen in la fulin doono weerar ballaaran oo qeyb ka ah qorshaha duullaanka Israa’iil ee qabsashada magaalada.
Afhayeenka ciidamada, ayaa bartiisa X ku sheegay in Israa’iil ay “go’aansatay inay gebi ahaanba tirtiro Xamaas, isla markaana ay si xoog leh uga howlgelayso Gaza.
Wuxuu ku baaqay in dadka degan magaalada ay si degdeg ah ugu baxsadaan waddada Al-Rashid. Wuxuu uga digay dadka inay sii joogaan  magaalada

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan