Home / Habka-Nolosha / kumuu ahaa dalka calankiisa aysan qoraxda kadhicin xilligii gumeystaha?

kumuu ahaa dalka calankiisa aysan qoraxda kadhicin xilligii gumeystaha?

Himilo-England ama Ingiriiska waa mid kamid ah dalalkii caanka ku ahaa gumeysiga. Dalal badan oo caalam-ka ah ayuuna soo gumeystay, waqti kamid ah waqtiyada ingiriiska waxaa lagu naaneesi jiray dalka aysan cadceedu ka dhicin calankiisa. Hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka uu ingiriisku gumeystay iyo sanadaha ay madaxbanaanida ka qaateen.

USA: 1776

Afghanistan: 1919

Antigua and Barbuda: 1981

Bahrain: 1971

Barbados: 1966

Belize: 1981

Botswana: 1966

Brunei: 1984

Cyprus: 1960

Dominica: 1978

Egypt: 1922

Eswatini: 1968

Fiji: 1970

Ghana: 1957

Grenada: 1974

Guyana: 1966

India: 1947

Iraq: 1932

Israel: 1948

Jamaica: 1962

Jordan: 1946

Kenya: 1963

Kiribati: 1979

Kuwait: 1961

Lesotho: 1966

Libya: 1951

Malawi: 1964

Malaya: 1957

Maldives: 1965

Malta: 1964

Mauritius: 1968

Myanmar: 1948

Nauru: 1968

Nigeria: 1960

Oman: 1970

Pakistan: 1947

Qatar: 1971

Saint Lucia: 1979

Saint Kitts and Nevis: 1983

Saint Vincent and the Grenadines: 1979

Seychelles: 1976

Sierra Leone: 1961

Solomon Islands: 1978

South Yemen: 1967

Sri Lanka: 1948

Sudan: 1956

Tanganyika: 1961

The Bahamas: 1973

Gambia: 1965

Tonga: 1970

Trinidad and Tobago: 1962

Tuvalu: 1978

Uganda: 1962

UAE: 1971

Vanuatu: 1980

Zambia: 1964

Zanzibar: 1963

Zimbabwe: 1980

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan