Home / Arrimaha Bulshada / Nadaafad darrada ay leedahay in maalmaha Ciidda Hilibka lagu iibiyo jidadka Muqdisho

Nadaafad darrada ay leedahay in maalmaha Ciidda Hilibka lagu iibiyo jidadka Muqdisho

Maalmaha Ciidda Carafo inta badan dadka muruq maalka ah gaar ahaan kuwa xolaha qala iyo kuwa ka ganacsada Hilibka waa ay uga duwantahay maalmaha kale.

Hilibka loogu talagalay Udxiyada ayey dadka qaar lacag ka sameeyaan iyaga oo ku iibiya hareeraha Waddooyinka Magaalada Muqdisho

ka so koow riixda iyo Urta,waxzaa u dheer nadaafad darrada iyo saxmadda ay ku abuurayaan waddooyinka Magaalada.

Hayeeshee dadka Hilibkaas ka ganacsanaya waxaa ay sheegayaan in ay u tahay fursad sanadle ah oo ay dhaqaale fiican ka sameeyaan.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/651401219889845

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan