Daily Archives: September 4, 2017

Belgium oo noqday xulkii ugu horeeyay Yurub ee usoo baxa Koobka Adduunka 2018.

Muqdisho – Belgium ayaa noqday xulkii ugu horreeyay ee Yurub ah oo u soo baxa Koobka Adduunka sanadka soo socda, ka dib markii Romelu Lukaku uu u dhiibay goolkii guusha kulankii Greece. Waa xulkii lixaad ee xaqiijiya booskooda tartanka 2018, ...

Read More »

Arsene Wenger: ‘Alexis Sanchez kuma uusan dhawaan in uu ka tago Arsenal’

Muqdisho – Tababaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger ayaa sheegay in Alexis Sanchez uusan marnaba ku dhawaan in uu baxo kana tago Arsenal maalintii ugu danbeysay suuqa ee 31-ka August. Chilean-kan uu waqtigiisu idlaanayo dhamaadka xagaagan ayaa ka tagi kara Emirates ...

Read More »

Kevin Mirallas: waxaan doonayay in aan ku laabto Olympiacos’.

Muqdisho – Kevin Mirallas ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayay inuu ku biiro kooxda Olympiacos, laakiin Everton ma aysan u ogoleyn inuu ka tago Goodison Park. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium-ka ayaa laga saaray kooxdii Everton ee booqatay Chelsea ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan