Home / 2020 (page 30)

Yearly Archives: 2020

Xirashada Af-saabka qoyan oo laga digayo

Himilo – Koox Seynisyahano ah ayaa qaba in Af-saabka uusan waxtar lahayn xilli roobaadka, iyaga oo ka digaya isticmaalkiisa. Biyaha roobka ayaa xakameeya hawada uu heli lahaa ruuxa xiran Af-saabka, taas oo hoos u dhigta heerka kala sifeynta hawada. Karol ...

Read More »

Rafinha oo soo gabagabeeyay 14 sano oo uu joogay Barcelona

Himilo – Paris St Germain ayaa heshiis seddex sano ah la gashay Barcelona taasi oo ku aadan saxiixa xidigga reer Brazil ee Rafinha. 27-jirkaan ka ciyaara khadka dhexe ayaa ka ciyaari doona France, kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddo 14 ...

Read More »

Buugaag la sugayay 48-sano oo la helay

Himilo – Mid kamid ah dad ku xirnaa maktabad ku taalla Britain ayaa la tagey laba buug oo uu ka qaatay xarunta sanadkii 1972-kii. 48-sanno kadib ayuu dib u celiyay, isaga oo raaciyay warqad raali galin ah. Maktabadda oo ay ...

Read More »

Matteo Darmian oo farriin qiiro leh la wadaagay kooxdiisii hore ee Parma

Himilo – Daafaca Inter Milan ee Matteo Darmian ayaa u mahadceliyay Parma, kaddib markii uu dhammeystiray u dhaqaaqitaankiisa San Siro. 30-jirkaan horey ugu midka ahaa Italy ayaa dib ula midoobay Antonio Conte waayahooda San Siro isaga oo soo gabagabeeyay hal ...

Read More »

Maxey ku muteysteen biladda Nobel guuleystayaasha dhanka caafimaadka sanadka 2020?

Himilo – Seddax dhaqtar oo kasoo kala jeeda Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa sanadkan si wada jir ah loo gudoonsiiyay biladda nabadda ee Nobel Peace Prize-ka teeda lagu abaal mariyo culimada wax ku kordhiya cilmiga caafimaadka. Harvey J. Alter iyo Charles ...

Read More »

Manchester United oo heshiis la gaartay Amad Traore

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay ku guuleysteen la saxiixashada da’yarka Atalanta BC ee Amad Traore. United ayaa si weyn loola xiriirinayay in ay la soo qaataan Jadon Sancho sannadkan 2020, balse Borussia Dortmund ayaa ku qiimeysay ...

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqday soo qaadashada Ousmane Dembele

Himilo – Liverpool ayaa la werinayaa in daqiiqadaha ugu danbeeya u dhaqaaqayaan weeraryahanka Barcelona ee Ousmane Dembele. Reds ayaa dooneysa xoojinta weerarkeeda iyada oo horey usoo qaatay Diogo Jota kaasi oo ka yimid kooxda Wolverhampton Wanderers. 23-jirkaan ayaa ku dhibtooday ...

Read More »

Aabe wiilkiisa u diray qubuuraha si uu u ciqaabo

Himilo – Markii uu ka shaqeyn waayey leyli guri oo looga soo diray dugsiga dhexe ayuu mariyay ciqaab nooceeda dhif iyo naadir ah. Aabaha oo ka carooday dayacaadda uu sameeyay wiilka yar, ayaa go’aansaday inuu geeyo qabuuraha ay ku aasan ...

Read More »

Bukaan ka bogsaday COVID-19 kadib 115-cisho oo uu ku jiray qeybta daryeelka deg degga ah ee ICU

Himilo – Kadib 115-cish oo uu ku jiray qeybta daryeelka deg degga ah ee ICU, Abu Taher Ismail oo u dhashay Bangladesh waa uu ka bogsaday xanuunka COVID-19. 55-jirkaan ayaa kamid noqonaya bukaanaddii ugu mudda dheeraa ee la dhul yaala ...

Read More »

WHO: Waqtiga ugu wanaagsan ee laga hortagi karo soo laba kacleynta Corona waa hadda.

Himilo – COVID-19 ma noqon doono xaaladdii caafimaad ee ugu danbeeyay ee soo marta caalamka, waxaase loo baahan yahay in dunidu iska kaashato diyaargarow deg deg ah oo la sameeyo, sidaasi waxaa leh WHO. Cuduradii horey uga dillaacay caalamka, waxey ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan