Himilo – Caa’isha Malik oo 55 jir ah ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo muslim ah oo garsoore ka noqota maxkamadda ugu sarreysa dalka Pakistan tan iyo markii dalkan la aasaasay 1947, waxaana sheekada haweeneydan si weyn u hadal heysa ...
Read More »Monthly Archives: January 2022
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 137aad
Lionel Messi oo ka soo kabtay COVID-19
Himilo – tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay in Lionel Messi uu ku soo laaban doono shaxdiisa kulanka ay Isniinta wajahayaan kooxda Nice. 34-sano jirkaan ayaa seegay saddex kulan horraantii sanadka cusub ka dib markii uu ku ...
Read More »Liverpool oo xaqiijisay saxiixa Luiz Diaz
Himilo – Kooxda Leverpool ayaa xaqiijisay inuu ku soo biiray weeraryahanka reer Colombia ee Luiz Diaz kaas oo kaga yimid naadiga Porto. 25 jirkan ayaa heshiis dheer oo shan sano ah u saxiixay Reds. Wuxuu Anfield ku xiran doonaa funaanadda ...
Read More »Thailand: Degmo qofka iska tallaala COVID-19 la siinayo sac
Himilo – Maamulka degmo ku taalla waqooyiga Thailand ayaa billaabay olole bakhtiyaa nasiib ah, kaas oo dadka laga tallaalo COVID-19 ay ku guuleysanayaan sac toddobaad kasta. Bulshada ku nool degmada Mae Chaem ee gobolka Chiang Mai ayaa nasiib u yeeshay ...
Read More »Cilmi baaris: Jeerta oo ogaan karta codadka
Himilo – Noolaha jeerta waxaa jira waxyaabo badan oo laga sheegi karo, marba marka ka dambaysa waxaa ka soo kordha macmuulaad cusub. Haddii aadan awood u laheyn kala saaridda codadka kala duwan, jeertu waxay kartaa inay kala ogaato codka saaxiibka ...
Read More »West Ham United oo xiiseyneysa saxiixa Raphinha
Himilo – West Ham United ayaa lagu soo warramayaa inay ka mid tahay dhowr kooxood oo xiiseynaya saxiixa garabka Leeds United ee Raphinha. 25-sano jirkaan ayaa heer sare ka gaaray kooxda Cadaanka tan iyo markii uu kaga soo biiray Rennes ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 136aad
Liverpool oo diyaar u ah inay dalab ka gudbiso weeraryahanka Juventus ee Paulo Dybala
Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku hayso xaalada weeraryahanka Juventus ee Paulo Dybala oo lagu wado inuu ka tago naadiga. Ciyaaryahanka heerka caalami ee reer Argentina ayaa ku riyaaqay olole wax ku ool ah kooxda reer ...
Read More »Marty Monson oo 25 sano kadib dib u helay farriin
Nin u dhashay dalka Australia ayaa fariin 25 jir ah ka helay quraarad ku jirta wabi dhexdiisa, wuxuu geesta kale ogaaday qofka soo diray isaga oo isticmaalaya baraha bulshada. Marty Monson, oo ku nool jasiiradda King, ayaa sheegay in uu ...
Read More »