Himilo- Daafaca kooxda Arsenal Takehiro Tomiyasu ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac kale soo gaaray waxana laga yaabaa in uu todobaadyo kale garoomada ka maqnaado. Ka dib markii uu seddex bilood qaatay isagoo ka soo kabanaya dhibaato jilibka ah ...
Read More »Yearly Archives: 2024
MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA REER MIYIGA
Himilo-Oktoobar 15-keeda sanad walba waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Reer Miyiga. Maalintan waxay sharaf u tahay doorka muhiimka ah ee haweenku ka ciyaaraan sidii loo xaqiijin lahaa hormarinta bulshooyinka miyiga ah. Haweenka reer miyiga waxay bulshada caalam-ka ...
Read More »14 October maalin xasuus ku leh shacabka Soomaaliyeed.
Himilo- Todoba sanno ka hor maanta oo kale gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Isgoyska mashquulka badan ee Soobe ee magaalada Muqdisho, 14kii bishii October sanadkii 2017. Qaraxaas, oo noqday kii ugu dhimashada badnaa ...
Read More »Bar aqoonkaal 13 OCT 2024
Casharka Tafsiirka Maay 35aad
13 October – Maalinta caalamiga ah ee yareynta khatarta musiibada
Himilo – Masiibada oo ah wax alle laga magan galo, ayaa lagu micneeyaa dhacdo si lama filaan ah u dhacda, taasoo carqaladeeysa habsami socodka noloshada bulsho. Waxey sababtaa khasaare baahsan oo nafeed, mid maal iyo ku soo gaara degaanka, kaas ...
Read More »12 October- Maalinta calanka Soomaaliyeed
Himilo – Marka taariikhda dib loogu laabto, qiyaastii billowga qarnigii toddobaad ayaa loo celiyaa isticmaalka calanka, waxa uu ahaa astaan ciidan oo loo adeegsado goobaha ay dagaaladu ka jiraan, si loo kala aqoonsado labada kooxood ee loolamaya. Markii middi guulleysato ...
Read More »Duufaanta Helene oo dhibaato weyn ka geysatay Mareykan-ka.
Himilo-Dad badan ayaa ka qaxay guryahoodii, tan iyo markii uu soo baxay warka ku aaddan in gobolkaa duufaanno ku soo began yihiin. Laba milyan oo guri iyo goobo ganacsi ayaa hadda koronto la’aan ah. Habeenkii dad badan ayaa banaanada ku ...
Read More »10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka
Himilo- Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo wacnaanta ...
Read More »
Radio Himilo
