Himilo-Maalmihii xukunka qoyska Al-Assad ee Suuriya maamulayay in ka badan 50 sano ayaa soo dhamaadey kadib markii madaxwaynihii ugu dambeeyay Bishaar uu u cararay Imaaraadka markii mucaaradka hubeysan ay qabsadeen magaaladda caasimada ah ee Dimishiq. Bashaar Al-asad waxa uu xukunka ...
Read More »Yearly Archives: 2024
Waa kuma ninka hogaaminaya mucaaradka hubeysan ee Syria la wareegay?
Himilo-Wax kayar labo todobaad kooxda mucaarka Syria ayaa qarka u saaran inay af-gambiyaan Bashar al-asad kadib markii ay qabsadeen inta badan magaalooyinka waaweyn ee dalka, kaliya magaalada caasimada ah ee Damascus ayaa haatan u soo hartay nidaamkii uu hogaaminaye Asad. ...
Read More »Qiimaha Bitcoin oo markii ugu horeysay gaaray$100,000
Himilo-Qiimaha cryptocurrency-ka adduunka ugu weyn waxaa sare u qaaday rajada laga qabo in madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump uu qaadan doono siyaasadaha saaxiibtinimada ah ee loo yaqaan ‘crypto-friendly’. Sarakac weyn ayaa la dareemay saacado kadib markii Trump uu ...
Read More »In ka badan 130 qof u badan caruur oo ku dhintey isbuurasho
Himilo-Hay’adaha xuquuqul insaanka ee dalka Guinea ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in in ka badan 135 taageere oo kubbadda cagta ah lagu dilay isku dhac ka dhacay garoon ciyaareed Axaddii, kuwaas oo u badnaa carruur. Tirada, oo aan la ...
Read More »04 December – Maalinta caalamiga ah ee Bankiyada
Himilo – Maalinta caalamiga ah ee bankiyada waxaa galka maalmaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay lagu daray 19 December sanadkii 2019. Golaha guud ee ururka ayaa xilligaas go’aansaday in sanad kasta 4 December la wayneeyo kaalinta Bankiyada ee nolosha. Marka wareegga ...
Read More »03 December – Maalinta Caalamiga ee Naafada
Himilo – Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhimman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 54aad
2 December- Maalinta Caalamiga ee baabi’inta Addoonsiga
Himilo- Addoomeysiga ma ahan keliya taariikhi. Ma uusan dhammaan qarnigii 19aad , balse waxa uu isku beddelay habab kale wuuna sii socday. Dad ka badan 40 milyan oo ruux ayaa dhibbanayaal u ah addoomeysiga casriga ah. Sida uu xaqiijiyay ururka shaqaalaha ...
Read More »Bar aqoonkaal 01 12 2024.
1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka
Himilo- Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in loo ...
Read More »
Radio Himilo
