Himilo – Qasaaraha ka dhashay duufaan ku dhufatay dalka Fiidmaan ayaa kordhay. Xogaha hirdhaca ah ayaa sheegaya inay ku dhinteen 19 qof, halka kumannaan kale ay saamaysay sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha. Wasaaradda beeraha iyo deegaanka ayaa xaqiijisay sidoo ...
Read More »Monthly Archives: September 2025
Sidee ayay dhallinyaro madaxweynaha Madagascar ugu qasbeen inuu kala diro dawladdiisa?
Madaxweynaha Madagascar ayaa sheegay inuu kala diray dawladdi dalka kaddib dibad-baxyo ay hoggaaminayeen dhallinyaro ka biyo diidsanaa adeegyada xukuumadda. Mudaharaadyada waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 kale sida ay sheegtay Qaramada ...
Read More »John Stones oo go’aan ka gaaraya mustaqbalkiisa Manchester City
Himilo – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa si weyn uga dhex muuqday kooxda Manchester City xilligii Pep Guardiola ee Etihad Stadium, laakiin heshiiskiisa ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan. John Stones iyo Manchester City ayaa qarka u saaran inay ...
Read More »Madagascar: Koronto la’aan iyo biyo xumo sababtay in la eryo wasiirkii tamarta
Himilo – Hoggaamiyeyaasha dibadbaxyada Madagascar ayaa ku baaqay in bannaanbaxyada nabadeed la sii wado inkastoo madaxweynaha dalkaasi Andrey Rojoelina Jimcihii shaqada ka eryay wasiirkii tamarta, si loo dejiyo kacdoonnada ka dhashay koronto la’aanta iyo biyo la’aanta soo noqnoqday. Dalka jasiiradda ...
Read More »Bar Kas-wadaag
Muxuu yahay muranka dastuur ee ka taagan dalka Guinea?
Himilo – Dood weyn ayaa ka dhalatay afti dastuuri ah oo ka dhacday dalka Guinea, taas oo loo arko inay jid u furayso hoggaamiyaha militariga ee talada haya inuu u tartamo madaxtinimada. Natiijooyinka rasmiga ah ee la shaaciyay Talaadadii ayaa ...
Read More »Bar Haweenkeenna
Shiinaha oo xiraya iskuullo iyo ganacsiyo sabab la xiriirta duufaanta Ragasa oo ku soo wajahan
Dawladda Shiinaha ayaa ku amartay ugu yaraan 10 magaalo inay xiraan iskuullada iyo goobaha ganacsiga, iyadoo Duufaanta Ragasa oo ku soo wajahan koonfurta dalkaasi. Waxaa la saadaalinayaa inay saamayn ku yeelan doonta tobanaan milyan oo qof, ayaa sidoo kale hakad ...
Read More »Politano oo heshiis cusub u saxiixay Napoli
Himilo – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo 2028 ah oo uu kula sii joogayo Azzurri. Mario Giuffredi, oo ah wakiilka Politano, ayaa la hadlay Radio Kiss Kiss Napoli 6-dii Sebtembar wax ku ...
Read More »ICC oo dacwad ku soo oogtay madaxweynihii hore ee Philippines Rodrigo Duterte
Himilo – Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa madaxweynihii hore ee Philippines Rodrigo ku soo oogtay saddex dacwadood oo ah dembiyo ka dhanka ah aadanaha, iyadoo lagu eedeeyay inuu ka qayb qaatay dilal badan intii uu hoggaanka hayay ee ...
Read More »