Home / 2025 / October

Monthly Archives: October 2025

Gumeyste-yaasha Israa’iil oo jaray beero ay leeyihiin dad reer Falastiin oo ku yaalla Daanta Galbeed

Himilo – Yahuudda sharci darrada lagu dejiyay Daanta Galbeed  ayaa sii wada dhibaatada ay ku hayaan dadka reer Falastiin. Beeralayda waxay ka mid yihiin dadka dhibbanaha u noqday weerarrada ay geystaan. Waxaa lagu soo warramayaa inay rujiyeen in ka badan ...

Read More »

12 October: Maalinta calanka Soomaaliya

Himilo – Maanta oo ah 12 October waxay ku beegantahay maalinkii la sameeyay calanka Soomaaliya, kaas oo goboladii Waqooyi iyo kuwii Koonfureed ee Soomaaliya labadaba laga taagay markii ay xornimada Soomaaliya ka qaadatay gumeystayaashi Talyaaniga iyo Ingiriiska. Maantoo kale 12-kii ...

Read More »

Imisa lacag ah ayay Gaza u baahan si dib loogu dhiso?

Himilo – Labo sano kadib weerarkii Israa’iil ee ka dhanka ah Marinka Gaza, dhulka Falastiiniyiinta ayaa noqday mid gabi ahaanba la dumiyey, waxaa dadka reer Gaza ku dhacay  burbur bulsho iyo mid dhaqaale. In ka badan kala bar shacabka ayaa ...

Read More »

10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka

Himilo – Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo ...

Read More »

UNICEF oo sheegtay inay gargaar degdeg ah u baahan yihiin 3.3 milyan oo carruurta ah

Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay ee Carruurta (UNICEF) ayaa ka digtay xaalad bani’aadamnimo oo sii xumaanaysa oo carruurta Haiti ku habsatay, iyadoo rabshadaha iyo barakaca ay halis gelinayaan kumannaan carruur ah oo ku dhow inay ku dhintaan saboolnimo iyo macluul. ...

Read More »

Maxay tahay sababta Nigeria dadkeeda ka dhigtay kuwa ugu cimri yar dunida?

Himilo – Dadka reer Nigeria ayaa noqday kuwa ugu cimriga yar dadyowga dunida sida lagu sheegay xog ay soo saartay Qaramada Midoobay. Celceliska cimriga dadkooda waxaa lagu sheegay  wax ka yar 55 sano. Sooyaalka nololeed ee ragga ayaa celcelis ah ...

Read More »

Baarlamaanka Chad  oo  madaxweynaha u kordhinaya muddo xileedkiisa

Himilo – Baarlamaanka Chad ee labada gole, ayaa ansixiyay wax ka beddelka dastuurka ee muranka dhaliyay, kaasoo kordhinaya muddada madaxweynaha ee shanta ilaa toddobo sano, taas oo u oggolaanaysa madaxweynaha inuu u tartamo tiro aan xadidnayn oo aan xaddidnayn halkii ...

Read More »

Itoobiya oo ku eedeysay Ereteriya inay abaabuleyso dagaal ka dhan ah

Himilo – Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Ereteriya inay u diyaargarowdo dagaal ka dhan ah, taasoo muujineysa sii kordhaya xiisadda labada dal ee ku saabsan gacanka Badda Cas. Warqad uu 2-dii Oktoobar u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, wasiirka ...

Read More »

Israa’iil oo sii wada duqeymaha Gaza, xilli uuTrump ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah

Himilo – Ciidamada Israa’iil ayaa sii wadda duqeymaha ka socda Marinka Gaza, iyagoo dishay ugu yaraan shan Falastiiniyiin ah, oo ay ku jirto gabar yar, halka kuwo kale ay ku dhaawacmeen. Weerarradan ayaa dhacay iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu ku ...

Read More »

Bar Haweenkeenna

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan